HomeWarar Wasiirka Arrimaha Dibadda Hadliye oo Mudo Kadib Kusoo Laabtay Muqdisho.

 Wasiirka Arrimaha Dibadda Hadliye oo Mudo Kadib Kusoo Laabtay Muqdisho.

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Iyadoo la qaban qaabinayo xaflada xil wareejinta madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo madaxweynihii hore ee Xassan Sheikh Maxamuud ayaa magaalada muqdisho goordhaweyd waxaa kusoo laabtay wasiirka arimaha dibada Cabdi Salaan Hadliye Cumar oo indhawaanahan ku sugnaa magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya. Wasiir Hadliye ayaa Sagaalkii bilood ee la soo dhaafay waxaa ku suganaa […]

- Advertisement -

Iyadoo la qaban qaabinayo xaflada xil wareejinta madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo madaxweynihii hore ee Xassan Sheikh Maxamuud ayaa magaalada muqdisho goordhaweyd waxaa kusoo laabtay wasiirka arimaha dibada Cabdi Salaan Hadliye Cumar oo indhawaanahan ku sugnaa magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya.

Wasiir Hadliye ayaa Sagaalkii bilood ee la soo dhaafay waxaa ku suganaa Nairobi halkaasi oo uu kawaday shaqada wasaarada isagoo ka maqanaa dalka basle howlihiisa sahaqo kawaday magaalada Nairobi.

- Advertisement -

Waxaa socda qaban qaabada xaflada caleema saarka iyo xil warejinta labada madaxweyne  oo ay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya howsheedu tahay hab maamuuska xafladaasi iyo martiqaad ay udirto Madaxda caalamka, si ay uga soo qeyb galaan Xaflada caleema saarka oo lagu wado inay qabsoonto maalmaha soosocda.

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories