HomeWarar(DHAGEYSO):- Madaxweyne  Farmaajo oo kala Hadlay Madaxda Rugta Ganacsiga ugurmashada Abaaraha.

(DHAGEYSO):- Madaxweyne  Farmaajo oo kala Hadlay Madaxda Rugta Ganacsiga ugurmashada Abaaraha.

Date:

Related stories

The Economist oo Daaha Ka Rogtay Isbeddelka Amniga Caasimadda Soomaaliya

Warbixin cusub oo The Economist soo saartay ayaa tilmaamaysa hoos u dhac weyn oo ku yimid weerarrada Al-Shabaab ee Muqdisho, iyadoo weerarradii la diiwaangeliyay ay hoos uga dhaceen 144 ilaa 5.

Macallin Texas ah oo ooyay ka dib markii ardayda sare ay wax qori wayeen

Macallin ka tirsan dugsi sare oo Texas ah ayaa ilmeynaya kadib markii uu ka hadlay arday 17 iyo 18 jir ah oo weli la tacaalaya xirfadaha aasaasiga ah ee akhriska iyo qorista.

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo madaxweynaha jamhuuriyada soomaaliya ayaa kulaan gaar ah oo ku saabsanaa gurmadka abaaraha waxaa uu la qaatay madaxada Rugta ganacsiga Soomaaliya oo uu kala hadlay sida ay uga qeyb noqon lahaayeen gurmadka loo fidinayo dadka ay saameysay abaarta ka jirta qeybo kamid ah Dalka. Madaxweyne Farmaajo ayaa ugu baaqay ganacsatada inay ka […]

- Advertisement -

Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo madaxweynaha jamhuuriyada soomaaliya ayaa kulaan gaar ah oo ku saabsanaa gurmadka abaaraha waxaa uu la qaatay madaxada Rugta ganacsiga Soomaaliya oo uu kala hadlay sida ay uga qeyb noqon lahaayeen gurmadka loo fidinayo dadka ay saameysay abaarta ka jirta qeybo kamid ah Dalka.

Madaxweyne Farmaajo ayaa ugu baaqay ganacsatada inay ka qeyb qaataan gurmadka abaaraha si dadkaasi looga samata bixiyo dhibaatada ku heysata gudaha Dalka.

- Advertisement -

Kulankaas markii uu soo idlaaday waxa warbaahinta uga waramay Cabdi Abshir Dhoore oo ah  Agaasimaha Ruggta Ganacsiga waxaana uu tilmaamay in dhankooda ganacsatadu diyaar ay layihiin tageeradooda si ay gacan uga geestaan Gurmadka Abaaraha

Halkaan Hoose ka Dhageeyso Cod-ka RugtaGanacsiga.

 

- Advertisement -

.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories