HomeWarar(DHAGEEYSO):- Wareysi Maalinta Raadiyaha Aduunka oo Maanta Ku Beegan.

(DHAGEEYSO):- Wareysi Maalinta Raadiyaha Aduunka oo Maanta Ku Beegan.

Date:

Related stories

Cirro iyo Trump: Kulankii Washington Ka Dhici Waayay iyo sababta

Cirro oo booqashadiisii Mareykanka ku soo gabagabeeyay isaga oo aan la kulmin Trump, isla markaana aan helin ballanqaad rasmi ah oo aqoonsi.

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Sanad kastaa marka la gaaro tirsiga Taariikhda maanta oo kale 13-bisha February, waxaa la xusaa maalinta raadiyaha aduunka oo maanta oo kale loo asteeyey iyadoo la qabto munaasabado ku aadan qiimaha Maalintaan. Waxaa isuyimaada wariyayaasha iyo bahda saxaafada oo yeeshay kulan ay ku qiimeynayaan maalinta Raadiyaha oo siweyn looga dabaal dago dunida inteeda kale. Radiyaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Sanad kastaa marka la gaaro tirsiga Taariikhda maanta oo kale 13-bisha February, waxaa la xusaa maalinta raadiyaha aduunka oo maanta oo kale loo asteeyey iyadoo la qabto munaasabado ku aadan qiimaha Maalintaan.

Waxaa isuyimaada wariyayaasha iyo bahda saxaafada oo yeeshay kulan ay ku qiimeynayaan maalinta Raadiyaha oo siweyn looga dabaal dago dunida inteeda kale.

- Advertisement -

Radiyaha ayaa ah kan loogu dhageysiga badan yahay warbaahinta kale waxaana aad u isticmaala bulsho badan oo kunool caalamka oo iyago xogta kala socda raadiyaha.

Maxamed Ibraahim macalimuu xoghayaha guud ee Nosoj ayaa ka hadlay qiimaha maalinta Radiyaha iyo muhiimada uu uleeyahay bulashada xili uu uwaramayey Radio Dalsan Muqdisho.

Halkaas Hoose Ka Dhageeyso Cod-ka macalimuu.

- Advertisement -

 

 

 

 

 

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts