HomeWararQaraxyo Bambaano ah oo ka dhacay Muqdisho

Qaraxyo Bambaano ah oo ka dhacay Muqdisho

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Muqdisho(Radio Dalsan):- sida ay idacada Dalsan u’xaqiijiyeen dad goob joogayaal ah qaraxyada bambada gacanta laga tuuro oo labo gaareesa ayaa caawa fiidkii lagu weeraray ciidamo ka tirsan kuwa dowlada oo kusugnaa isgooska KPP dagmada Hodan ee gobolka Banaadir inta la’ogyahay 2-qof oo shacab ah ayaa dhaimatay halka 2-kale oo shacab ahna ay ku dhaawacmeen qaraxyadaas […]

- Advertisement -

Muqdisho(Radio Dalsan):- sida ay idacada Dalsan u’xaqiijiyeen dad goob joogayaal ah qaraxyada bambada gacanta laga tuuro oo labo gaareesa ayaa caawa fiidkii lagu weeraray ciidamo ka tirsan kuwa dowlada oo kusugnaa isgooska KPP dagmada Hodan ee gobolka Banaadir

inta la’ogyahay 2-qof oo shacab ah ayaa dhaimatay halka 2-kale oo shacab ahna ay ku dhaawacmeen qaraxyadaas

- Advertisement -

dhanka kale waxaa la’ogeen qasaaraha soo gaaray askarta laweeraray iskastow lasheegay in ay goobta ka baxsadeen kooxdii weerarka ku qaaday ciidamada fadhiisinka kulahaa isgooska KPP ee dagmada Hodan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories