HomeWararMadaxweyne Farmaajo oo Amray in la xiro Akoonada Bankiga Dhexe ee Dowladda...

Madaxweyne Farmaajo oo Amray in la xiro Akoonada Bankiga Dhexe ee Dowladda Hoose iyo Wasaaradaha.

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

  Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo madaxweynaha cusub ee soomaalaiaya ayaa si Kmg ah u xanibay dhaqdhaqaaqa xisaabaadka Bankiga dhexe ee dowlada hoose iyo qaar kamid ah wasaaradaha xukuumada dalka xili uusan wali Farmaajo lawareegin xilka Madaxweynaha. Warar Hoose ay Dalsan heshay ayaa ku waramaya in Akoonadii bankiga dhexe ee dowlada hoose gabi ahaan la xanibay […]

- Advertisement -

 

Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo madaxweynaha cusub ee soomaalaiaya ayaa si Kmg ah u xanibay dhaqdhaqaaqa xisaabaadka Bankiga dhexe ee dowlada hoose iyo qaar kamid ah wasaaradaha xukuumada dalka xili uusan wali Farmaajo lawareegin xilka Madaxweynaha.

- Advertisement -

Warar Hoose ay Dalsan heshay ayaa ku waramaya in Akoonadii bankiga dhexe ee dowlada hoose gabi ahaan la xanibay inta uu xilka si rasmi ah ula wareegayo madaxweyne Farmaajo waxaana sidookale go,aankaasi uu saameeyey qaar kamid ah wasaaradaha xukuumadda oo iyana hakad lagaliyey Akoonadii ay kula haayeen Bankiga Dhexe iyadoo la sheegayo xitaa in akoonadii hey’addaha qaar dowlada uga furnaa Shirkadaha gaarka ah la hakiyey si loola socoda dhaqdhaqaaqa xisaabaadka Dowlada.

Talaabadan ayaa umuuqato mid loo qaaday ilaalinta hantida dowlada si eysan u imaan wax isdaba marin iyo masuq maasuq kahor inta uusan xilka la wareegin  madaxweynaha cusub oo lafilayo in dhawaan uu la wareego Xafiiska.

 

- Advertisement -

 

 

 

 

 

 

 

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories