HomeWararMadaxweynaha Maamulka Somaliland oo u digay Madaxweyne Farmaajo.

Madaxweynaha Maamulka Somaliland oo u digay Madaxweyne Farmaajo.

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Madaxweynaha Maamulka Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud “Silaanyo” ayaa soo dhaweeyey Doorashadda Madaxweynaha JFS, Maxamed C/llaahi Farmaajo, kuna tilmaamay mid guul u ah dadka Soomaaliyeed. Silaanyo ayaa hadalkaasi ka sheegay mar uu ka hadlayey Shir ay Labada Gole ee  Wakiilladda iyo Guurtida Somaliland ugu codeeyeen Heshiis ay Maamulka Somaliland iyo Dowladda Imaaraadka Carabta ku gaareen inay […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Maamulka Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud “Silaanyo” ayaa soo dhaweeyey Doorashadda Madaxweynaha JFS, Maxamed C/llaahi Farmaajo, kuna tilmaamay mid guul u ah dadka Soomaaliyeed.

Silaanyo ayaa hadalkaasi ka sheegay mar uu ka hadlayey Shir ay Labada Gole ee  Wakiilladda iyo Guurtida Somaliland ugu codeeyeen Heshiis ay Maamulka Somaliland iyo Dowladda Imaaraadka Carabta ku gaareen inay Imaaraadka Saldhig Milliteri ka dhigtaan Dekedda magaalladda Berbera.

- Advertisement -

“Waxaan uga digayaa Madaxweynaha Somalia inuu faragelin ku sameeyo Midnimadda  Somaliland” ayuu yiri Silaanyo oo intaasi ku daray in loo baahan yahay in la ogaado Xaqiiqda iyo Runta Somaliland.

- Advertisement -

Hadalka Madaxweynaha Somaliland ayaa ku soo beegmay dhowr maalmood kadib, markii ay Somaliland soo saareen War-saxaafadeed ay ku taageereen Madaxweyne Farmaajo.

Somaliland waxay sannadkii 1991-kii sheegteen inay ka go’een Jamhuuriyadda Somalia, balse, weli ma helin Ictiraaf Caalami ah.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories