HomeWararDiplomaasi Maraykan oo dad rayid bistoolad ku taagay oo lagu xiray Nairobi.

Diplomaasi Maraykan oo dad rayid bistoolad ku taagay oo lagu xiray Nairobi.

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Saraakiisha Boliska Kenya iyo Goobjoogayaal ayaa sheegay in la xiray Diplomaasigaasi, kadib, markii uu shil gaari galay, isla markaana  cabsi geliyey Dareewalka Gaariga kale, si uu uga baxsado goobta uu ka dhacay Shilka. Wargeyska The Standard ee ka soo baxa Nairobi ayaa qoray inuu Diplomasiga watay Gaari nooca (four-wheel drive car) oo Taarikadda Safaaradda Maraykanka […]

- Advertisement -

Saraakiisha Boliska Kenya iyo Goobjoogayaal ayaa sheegay in la xiray Diplomaasigaasi, kadib, markii uu shil gaari galay, isla markaana  cabsi geliyey Dareewalka Gaariga kale, si uu uga baxsado goobta uu ka dhacay Shilka.

Wargeyska The Standard ee ka soo baxa Nairobi ayaa qoray inuu Diplomasiga watay Gaari nooca (four-wheel drive car) oo Taarikadda Safaaradda Maraykanka lahaa.

- Advertisement -

Dhinca kale, Taliyaha Boliska Saldhigga Dhexe ee Nairobi, Robinson Thuku ayaa sheegay in Diplomaasigaasi ku lug lahaa Shil gaari, isla mrkaana ay Boliska qabteen, kana qdeen Bistooladii la sheegay inuu dad ku handaday, taasi oo nooceedu ahaa Ceska pistol.

Sawir-qaade ka tirsan Wakalldda Warrka AP oo goobta joogay ayaa sehegay inay Boliska 3 xabbad kor u rideen, markii ay joojinayeen gaarigii uu Diplomaasiga watay.

Diplomaasiga waxaa lagu xiray Saldhigga Dhexe ee Nairobi, waxaan ku socota baaritaan la xiriira Shilkii gaari ee uu ku lug lahaa Diplomaasiga.

- Advertisement -

Safaaradda Maraykanka ee magaalladda Nairobi wey xaqiijiyeen in la xiray Diplomaasi ka tirsan Safaaradooda, balse ma aysan sheegin magaciisa.

 

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories