HomeWarar (DHAGEEYSO):- Bankiga Dhexe Dalka oo Daabacaya Lacago Shilin Soomaali Ah.

 (DHAGEEYSO):- Bankiga Dhexe Dalka oo Daabacaya Lacago Shilin Soomaali Ah.

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Bashiir Ciise Cali gudoomiyaha Bankiga Dhexe ee Soomaaliya oo uwaramay Laanta Af-ka Soomaaliga ee VOA-da ayaa sheegay inuu socdo qorshe uu Bankiga kusoo daabacayo lacago cusub oo shilin soomaali ah islamarkaana arintaasi looga hadli doono kulanka bilaha ee lagu qabanayo wadanka ingiriiska si loo daaboco lacagtaasi. Waxaa uu gudoomiye Bashiir uu tilmaamay inay kala kaashan […]

- Advertisement -

Bashiir Ciise Cali gudoomiyaha Bankiga Dhexe ee Soomaaliya oo uwaramay Laanta Af-ka Soomaaliga ee VOA-da ayaa sheegay inuu socdo qorshe uu Bankiga kusoo daabacayo lacago cusub oo shilin soomaali ah islamarkaana arintaasi looga hadli doono kulanka bilaha ee lagu qabanayo wadanka ingiriiska si loo daaboco lacagtaasi.

Waxaa uu gudoomiye Bashiir uu tilmaamay inay kala kaashan doonaan daabicista lacagtaasi Beesha Caalamamka si tageero looga helo dhaqaalaha ku baxayo sameenta lacagtaasi.

- Advertisement -

Halkaan Hoose Ka Dhageeyso Cod-ka Gudoomiyaha Bankiga.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories