HomeWararXildhibaan Muna Kay oo isku day dil ka badbaaday.

Xildhibaan Muna Kay oo isku day dil ka badbaaday.

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Xildhibaan Muno Kay, ayaa caawa ka badbaaday weerar, kadib markii gaari ay la socotay la rasaaseeyay. Mid kamid ah ilaaladda xildhibaanadda, ayaa dhaawac uu soo gaaray, sida goob-joogayaal ay Idaacadda Dalsan ay u sheegeen. Weerarka ayaa waxaa uu ka dhacay gudaha Magaalladda Muqdishu. Xildhibaan Muno Kay, ayaa barteeda Snapcha-ka soo dhigtay in weerarkaasi lagu qaaday […]

- Advertisement -

Xildhibaan Muno Kay, ayaa caawa ka badbaaday weerar, kadib markii gaari ay la socotay la rasaaseeyay.

Mid kamid ah ilaaladda xildhibaanadda, ayaa dhaawac uu soo gaaray, sida goob-joogayaal ay Idaacadda Dalsan ay u sheegeen.

- Advertisement -

Weerarka ayaa waxaa uu ka dhacay gudaha Magaalladda Muqdishu.

Xildhibaan Muno Kay, ayaa barteeda Snapcha-ka soo dhigtay in weerarkaasi lagu qaaday gaarigeeda.

Muna Kay, oo fashion designer- ah ayaa waxaa ay ka mid aheyd xildhibanaddii dhawaan kusoo biiray Baarlamaanka Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories