HomeWararNin Maraykan ah oo Xabsi 30-sanno ah ku muteystay Masjid uu gubay.

Nin Maraykan ah oo Xabsi 30-sanno ah ku muteystay Masjid uu gubay.

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Eedeysanaha oo lagu magacaabo Joseph Schreiber oo 32-jir ayaa qirtay inuu galay Dembiga lagu soo oogay, waxaana lagu xukumay Xabsi 30-sanno ah. Khasaaraha uu geystay Dabka la qabadsiiyey Masjidka iyo Markazka Islaamka ayaa lagu qiyaasay in ka badan 100,000 oo Dollar. Ninkaasi ayaa gubay Masjidka wax yar kadib, markii uu nin Muslim ah oo la […]

- Advertisement -

Eedeysanaha oo lagu magacaabo Joseph Schreiber oo 32-jir ayaa qirtay inuu galay Dembiga lagu soo oogay, waxaana lagu xukumay Xabsi 30-sanno ah.

- Advertisement -

Khasaaraha uu geystay Dabka la qabadsiiyey Masjidka iyo Markazka Islaamka ayaa lagu qiyaasay in ka badan 100,000 oo Dollar.

Ninkaasi ayaa gubay Masjidka wax yar kadib, markii uu nin Muslim ah oo la oran jirey Cumar Matiin uu  toogasho  ka geystay Dhismo lagu caweeyo oo ku taalla Gobalka Orlanda, oo ay 49 qof ku geeriyootay.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories