HomeWararMusharaxiinta Ugu Danbeeya Oo Maanta Baarlamaanka Qudbado Ka Horjeedinaya.

Musharaxiinta Ugu Danbeeya Oo Maanta Baarlamaanka Qudbado Ka Horjeedinaya.

Date:

Related stories

Cirro iyo Trump: Kulankii Washington Ka Dhici Waayay iyo sababta

Cirro oo booqashadiisii Mareykanka ku soo gabagabeeyay isaga oo aan la kulmin Trump, isla markaana aan helin ballanqaad rasmi ah oo aqoonsi.

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Maanta oo ay tahay Axad waxaa Baarlamaanka Soomaaliya hortagaya Musharaxiinta ugu danbeeya ee jeedinaya Barnamijkooda wax qabad waxaana tagi doona Golaha Shacabka ilaa Sagaal  Musharax oo ay ku jiraan Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke Iyo Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo. Waxaa uu ka hadli donaa Musharax kasto Barnaamijkiisa wax qabad haddii uu helo xilka Afarta Sano ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maanta oo ay tahay Axad waxaa Baarlamaanka Soomaaliya hortagaya Musharaxiinta ugu danbeeya ee jeedinaya Barnamijkooda wax qabad waxaana tagi doona Golaha Shacabka ilaa Sagaal  Musharax oo ay ku jiraan Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke Iyo Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo.

Waxaa uu ka hadli donaa Musharax kasto Barnaamijkiisa wax qabad haddii uu helo xilka Afarta Sano ee soosocota waana qeybta Seddexaad ee dhageeysiga qudbadaha uguna danbeeya Maanta  iyadoo la dhageestay  14-ka kale ee Musharax oo hortagay Baarlamaanka Soomaaliya.

- Advertisement -

Jadawaka hadal jeedinta Maanta waxaa ku qoran Seddeed Musharax iyo  Musharax  Axmed maxmed cabdi oo hore ugu qoranaa Maalintia 1-aad dhageeysiga qudbadaha kaaso shalay Soo gaaray Magaalada Muqdisho Guddiguna horey ay ushaaciyeen inuu Ku Maqanyahay cudur Daar ama fasax.

Akhriso Magacyada Musharaxiinta Maanta Hortagaya  Baarlamaanka

1.Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke

- Advertisement -

2.Dr. Maxamuud Maxamed Culusow

3.Maxamed Axmed Jabarti

4.Maxamed Cabdulaahi Maxamed (Farmaajo)

5.Maxamed Cali Nuur (Ameeriko)

6.Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan)

7.Maxamed Cabdirisaaq

  1. Xaaji Maxamed yaasiin Ismaaciil

9 Axmed Maxamed Cabdi

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts