HomeWarar(DEGDEG): Dhegeysiga Khudbadaha Murashixiinta Madaxweynaha oo maanta u xayiran Kooram la’aanta Xildhibaanadda.

(DEGDEG): Dhegeysiga Khudbadaha Murashixiinta Madaxweynaha oo maanta u xayiran Kooram la’aanta Xildhibaanadda.

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Iyadoo maalintii 3-aad lagu waday inay Xildhibaanadda BFS dhegeystaan Khudbad-jeedinta  xubnaha harsan ee Murashixiinta Madaxweynaha .ayaa waxaan weli furmin Hadal-jeedinta. 9-ka Murashax ee maanta lagu soo xiri lahaa Dhegeysiga Khudbadaha Murashixiinta ayaa ku wada sugan Hoolka Golaha Shacbiga, inkastoo aysan weli bilaabanin dhegeysiga Doorashadda sababo la xiriira Korom la’aan. Guddoomiyaha BFS, Maxamed Sheekh Cusmaan ayaa […]

- Advertisement -

Iyadoo maalintii 3-aad lagu waday inay Xildhibaanadda BFS dhegeystaan Khudbad-jeedinta  xubnaha harsan ee Murashixiinta Madaxweynaha .ayaa waxaan weli furmin Hadal-jeedinta.

9-ka Murashax ee maanta lagu soo xiri lahaa Dhegeysiga Khudbadaha Murashixiinta ayaa ku wada sugan Hoolka Golaha Shacbiga, inkastoo aysan weli bilaabanin dhegeysiga Doorashadda sababo la xiriira Korom la’aan.

- Advertisement -

Guddoomiyaha BFS, Maxamed Sheekh Cusmaan ayaa haatan fadhiya Kuraasta Guddoonka, waxaana la sugayaa inay Xildhibaanadda soo buuxiyaan Komromka uu ku ansixi lahaa Dhegeysiga Murashxiinta.

Qaar ka mid ah Murashxiiinta o ola hadlay Radio Dalsan ayaa sheegay inuusan weli furmin Dhegeysiga Khudbadaha oo ballantu ahayd in la bilaabo 9:00 Aroornimo.

Xildhibaanadda maanta aan soo xaadirin Hoolka Golaha Shacbiga ayaa la sheegay inay Kulan kale leeyihiin, kaasi oo ay ku doonayaan inay Mooshin ka soo saaraan Go’aanka lagu gaaray in Xarunta Doorashadda Madaxweynaha loo wareejiyo Xerada Afisiyoone, iyadoo horey loo qoondeeyey in lagu qabto Ex-Scoula Polizia.

- Advertisement -

 

 

Halkan ka Akhriso Magacyada Musharaxiinta Maanta Hortagaya  Baarlamaanka

1.Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke

2.Dr. Maxamuud Maxamed Culusow

3.Maxamed Axmed Jabarti

4.Maxamed Cabdulaahi Maxamed (Farmaajo)

5.Maxamed Cali Nuur (Ameeriko)

6.Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan)

7.Maxamed Cabdirisaaq

8.Xaaji Maxamed yaasiin Ismaaciil

9 Axmed Maxamed Cabdi.

Warar aynu helayno ayaa sheegayo in laga yaabo in Dhegeysiga Khudbadaha Murashixiinta dib loo laabo gelinka dambe ee maanta, haddii uu Koromka Xildhibaanadda soo dhamaystirmo.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories