HomeWararAlqaacida Yemen oo sheegtay inay Maraykanka ka soo rideen Labo Helikopter

Alqaacida Yemen oo sheegtay inay Maraykanka ka soo rideen Labo Helikopter

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Farriin Cod ah oo uu soo diray Hoggaamiyaha Alqaacidada Gacanka Carbeed (AQAP), Qaasim Al-raymi ayaa sheegay in Hawlgalkii ay Komaandooska Maraykanka isbuucii hore ku soo qaadeen Koonfurta Yeman ay ku soo rideen 2 Helikopter, kuna dhaawaceen Tobaneeyo Askar Maraykan ah. Wuxuu kaloo xusay in Weerarkaasi lagu dilay 14 nin, 11-haween iyo ilmo yar, mana sheegin […]

- Advertisement -

Farriin Cod ah oo uu soo diray Hoggaamiyaha Alqaacidada Gacanka Carbeed (AQAP), Qaasim Al-raymi ayaa sheegay in Hawlgalkii ay Komaandooska Maraykanka isbuucii hore ku soo qaadeen Koonfurta Yeman ay ku soo rideen 2 Helikopter, kuna dhaawaceen Tobaneeyo Askar Maraykan ah.

Wuxuu kaloo xusay in Weerarkaasi lagu dilay 14 nin, 11-haween iyo ilmo yar, mana sheegin inay ahaayeen Maleeshiyo iyo in kale.

- Advertisement -

Qaasim Al-raymi oo sannadkii 2015-kii noqday Hoggaamiyaha Alqaacida joogta Yeman waxa uu tilmaamay in Doqonka jooga Aqalka Cad uu la kulmay khasaaro xanuun badan bilowga safarkiisa Yemen, waa sida uu hadalka u dhigay.

Hawlgalka ay Maraykanka ku qaadeen Al-qaacida joogta Koonfurta Yemen ayaa ahaa kii ugu horreeyey ee uu Madaxweyne Donald Trump amray tan iyo markii uu la wareegay Talada dalkaasi.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories