HomeWarar{DHAGEEYSO}:- Gudiga Abaaraha Dalka Oo Sheegay In Ugurmashada Dadka Looga Mashquulay Doorashada...

{DHAGEEYSO}:- Gudiga Abaaraha Dalka Oo Sheegay In Ugurmashada Dadka Looga Mashquulay Doorashada Dalka.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Sheikh Nuur Baaruud Gurxan  oo ah xubin kamid ah Gudiga Abaaraha ee Heer Qaran ayaa ka hadlay Tan iyo inta Lamagcaabay Gudigaas waxa u qabsoomay Xili uu Maanta Ka Qeyb Galayey Barnaamijka Dooda Dalsan. Waxa Gurxan sheegay In Gurmashada Dadka ay Saameysay Abaarta Looga Mashquulay Arimaha Doorashada Madaxweynaha oo laga Daahay wax ka Qabashada Dhibaatada Abaaraha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Sheikh Nuur Baaruud Gurxan  oo ah xubin kamid ah Gudiga Abaaraha ee Heer Qaran ayaa ka hadlay Tan iyo inta Lamagcaabay Gudigaas waxa u qabsoomay Xili uu Maanta Ka Qeyb Galayey Barnaamijka Dooda Dalsan.

Waxa Gurxan sheegay In Gurmashada Dadka ay Saameysay Abaarta Looga Mashquulay Arimaha Doorashada Madaxweynaha oo laga Daahay wax ka Qabashada Dhibaatada Abaaraha Daran ee ka jira Dalka oo uu xusay in Xubno ku jiro Gudiga ay ku maqanyihiin Xaga Doorashada oo Qalbigooduba Joogin Sida uu Hadalka Udhigay Sheikh Baaruud.

- Advertisement -

Waxaa kale uu ka hadlay Meesha uu Marayo Dadaalka Loogu Jiro Ugurmashada Dadkaasi iyo Lacag Uruurinta ay Wadaan Gudiga Abaaraha oo Hada ku Howlan Sidii Loo Bad Baadin Lahaa Dad Badan oo Halis Ugu Jiro Abaaraha ka Jira Degaano Kamid ah Dalka

Tan iyo Inta Lamagcaabay Gudiga Abaaraha Qaran  Majiro Wax uu Qabtay Ama Deegaan Uutagay  Marka Laga Reebo Dadaalada Wadaan  ee Loogu Gurmanayo Dadku ay Saameysay Abaarta waxana Sii Badanaya Dhibaatada Dadku ay Kala Kulamayaan Abaartan oo Loo Bixiyey SIMAN waxana Lasoo wariyey  Dad Udhintay Gaajo iyo Haraad Markii Ay Waayeen Wax ay Cabaan Ama ay Cunaan.

Halkaan Hoose Ka Dhageeyso Codka Sheikh Nuur Baaruud.

- Advertisement -

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts