HomeBarnaamijyadaBarnaamijka Dooda Dalsan 3-2-2017

Barnaamijka Dooda Dalsan 3-2-2017

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Barnaamijka Jimcahaan waxaa ku gorfeyn doonaa saameynta abaarta ku dhafatay dalka. Roobabkii oo aan hoorin  sedexdii sano ee lasoo dhaafay ayaa sabab u ah abaarta. Dowlada, Maamulada. Ururada Maxaliga ee samafalka qeela dhaan ayeey kasoo saareyn xaaladahaan bini’aadanimo. Waxa jiro Gudiyo loo xilsaaray taa kuleynta dadka abaartu saameesay. Gudiga Gurmad Abaaraha waxa ay gacanta ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Barnaamijka Jimcahaan waxaa ku gorfeyn doonaa saameynta abaarta ku dhafatay dalka.

Roobabkii oo aan hoorin  sedexdii sano ee lasoo dhaafay ayaa sabab u ah abaarta.

- Advertisement -

Dowlada, Maamulada. Ururada Maxaliga ee samafalka qeela dhaan ayeey kasoo saareyn xaaladahaan bini’aadanimo.

Waxa jiro Gudiyo loo xilsaaray taa kuleynta dadka abaartu saameesay.

Gudiga Gurmad Abaaraha waxa ay gacanta ku hayaan daqli loo uruuriyay dadka dhibanayaasha abaarta.

- Advertisement -

Hadaba soo mey aheyn in goor hore laga jawaabo baahiyaha inta aysan heerkaan gaarin?

Qiil malaga dhigan karaa dalka ayaa kujira marxalada kala guur ah?

kaalmada ay iska jareyn murashixiinta Mas’uuliyiinta dowlada iyo shqalaaha rayidka maku filan tahay gar gaarka kuwa gurmadka u baahan ?

maxaa helay deeqaha Dowladaha Carabeed daqliga ay Todobaadkan bixiyeense  mayahay wax laga filay ?

maxaa diidan in lagaha lahayo lagaarsiiyo dadka dhimanaya?

miyanu jirin qorshe lagu tacaalo abaaraha ku soo noq nqoday wadanka geeska Africa?

Su’aalaahaa iyo kuwa kale ayaan kusoo bandhigeena Barnaamijka.

Waxaa Marti ku ah :

Maxamuuud Sheekh Xasan Madaxa Kormeerka Hey’ada maareynta masiibooyinka dalka

Sheekh Nuur Baaruud Gurxan xubin katirsan gudiga gurmad abaaraha.

Ceydaruus Maxamed Cabdi Aqooyahan ka faalooda Siyasada iyo Bulshada.

Waxaa soo jeedinaya Barnaamijka Abuubakar Maxamed Cali.

Halakan ka dhageyso Barnaamijka dooda Dalsan:

 

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts