HomeWararSenedka Maraykanka oo ansixiyey Xoghayaha cusub ee Arrimaha Dibedda ee dalkaasi.

Senedka Maraykanka oo ansixiyey Xoghayaha cusub ee Arrimaha Dibedda ee dalkaasi.

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Guddoomiyihii hore ee Shirkadda Shidaalka ee Exxon Mobil, Rex Tillerson oo Khibrad yar u leh Diplomaasiyadda ayaa loo doortay xilka Xoghayaha cusub ee Arrimaha Dibedda ee Maraykanka. Cod-bixinta oo xalay dhacday ayaa waxa uu helay 56 cod, halka 43 kalena ka soo horjeesteen magacaabistiisa. Senatorada diiday ayaa ka walaacsan xiriirka uu Xoghayaha cusub ee Arrimaha Dibedda […]

- Advertisement -

Guddoomiyihii hore ee Shirkadda Shidaalka ee Exxon Mobil, Rex Tillerson oo Khibrad yar u leh Diplomaasiyadda ayaa loo doortay xilka Xoghayaha cusub ee Arrimaha Dibedda ee Maraykanka.
Cod-bixinta oo xalay dhacday ayaa waxa uu helay 56 cod, halka 43 kalena ka soo horjeesteen magacaabistiisa.

Senatorada diiday ayaa ka walaacsan xiriirka uu Xoghayaha cusub ee Arrimaha Dibedda Maraykanka la leeyahay Dowladda Maraykanka, balse Xisbiga Jamhuuriga ayaa sheegay inuu Mas’uulkaasi Hoggaamiye xooggan u noqon doono Diplomaasiyadda Mareaykanka.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories