HomeWararHoggaamiyihii Mucaaradka ee dalka DRC oo geeriyooday.

Hoggaamiyihii Mucaaradka ee dalka DRC oo geeriyooday.

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Hoggaamiyahaasi oo la oran jirey Etinenne Tshisekedi ayaa ku geeriyooday caasimadda dalka Belgium ee Brussels, sida ay sheegeen Ilo Diplomaasiyadeed. Hoggamiyahaasi oo 84-jir ahaa waxa uu madax ka ahaa Xisbiga Mucaaradka ee Dimuqraadiyadda iyo Horumarinta Bulshadda ee (UDPS) ee ugu weyn dalka Kongada Dimuqraadiga (DRC), wuxuuna isbuucii hore Baaritaano Caafimaad ugu ambabaxay magaalladda Brussels. Bishii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hoggaamiyahaasi oo la oran jirey Etinenne Tshisekedi ayaa ku geeriyooday caasimadda dalka Belgium ee Brussels, sida ay sheegeen Ilo Diplomaasiyadeed.

- Advertisement -

Hoggamiyahaasi oo 84-jir ahaa waxa uu madax ka ahaa Xisbiga Mucaaradka ee Dimuqraadiyadda iyo Horumarinta Bulshadda ee (UDPS) ee ugu weyn dalka Kongada Dimuqraadiga (DRC), wuxuuna isbuucii hore Baaritaano Caafimaad ugu ambabaxay magaalladda Brussels.

Bishii December ee sannadkii hore waxaa loo doortay Madaxa Golaha Xilliga Kala-guurka ee dalkaasi si ay dhabaha ugu xaaraan inuu Madaxweyne Joseph Kabiila xilka uga degi lahaa sannadkan.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

No posts to display