HomeWararICRC oo lagu eedeeyey iney ka gaabisay wax u qabashada dadka Muqdisho

ICRC oo lagu eedeeyey iney ka gaabisay wax u qabashada dadka Muqdisho

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Waxgarad iyo siyaasiyiin la soo xiriiray Radio Dalsan aya ku eedeeyey ICRC ineysan si siman wax ugu qaban dadka gobolada Soomaaliya iyagoo ku eedeeyey iney dayacday dadka Muqdisho iyo gobolada ka hareereysan sida labada shabelle . Boqor Cabdi Axmed oo la hedlay Radio Dalsan ayaa sheegay inuu dirayo baaq ah in ICRC ay dib aegis […]

- Advertisement -

Waxgarad iyo siyaasiyiin la soo xiriiray Radio Dalsan aya ku eedeeyey ICRC ineysan si siman wax ugu qaban dadka gobolada Soomaaliya iyagoo ku eedeeyey iney dayacday dadka Muqdisho iyo gobolada ka hareereysan sida labada shabelle .

Boqor Cabdi Axmed oo la hedlay Radio Dalsan ayaa sheegay inuu dirayo baaq ah in ICRC ay dib aegis ku sameysay hawlaha ay ka heyso dalka isagoo eedeeyey maamulka hayáda oo uu sheegay in dad badan xili ay goboladaas dhibaato baniáadanimo ku hayso ineysan ka helin ICRC gurmadki ay ugh barteen.

- Advertisement -

Soomaaliya ayaa ku jirta xaalad baniáadanimo oo aad u adag iyadoo beesha caalamka ay ku deeqday malaayin dollar oo wax logo qabanayo xaaladaas.

 

Latest stories