HomeWararMurashax faahfaahiyay hannaanka su’aalo weydiinta Tartamayaasha madaxtinimada Somalia.

Murashax faahfaahiyay hannaanka su’aalo weydiinta Tartamayaasha madaxtinimada Somalia.

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Murashax Zakariye Maxamud Cabdi, oo wareysi gaar ah siiyay radio Dalsan ayaa faahfaahiyay hannaanka sua’aalo weydiinta tartamayaasha madaxtinimada Soomaaliya. Waxa uu sheegay in saddex qof ay Murashixiiba weydiinayaan shan su’aalood oo isku mida. Waxa uu tilmaamay in hannaankaasi waafaqsanyahay wadamada horumaray sida su’aalo u weydiiyaan murashixiinta. “Dadka waxaa weeye wey dhageysanayaan su’aalaha la weydiinayo ee […]

- Advertisement -

Murashax Zakariye Maxamud Cabdi, oo wareysi gaar ah siiyay radio Dalsan ayaa faahfaahiyay hannaanka sua’aalo weydiinta tartamayaasha madaxtinimada Soomaaliya.

Waxa uu sheegay in saddex qof ay Murashixiiba weydiinayaan shan su’aalood oo isku mida.

- Advertisement -

Waxa uu tilmaamay in hannaankaasi waafaqsanyahay wadamada horumaray sida su’aalo u weydiiyaan murashixiinta.

“Dadka waxaa weeye wey dhageysanayaan su’aalaha la weydiinayo ee iyagu kama qeybgalayaan” ayuu yiri Murashax Zakariye.

Dhinaca kale, waxa uu soo qaaday xaqqa warbaahinta ee ka qeybgalka dooddaasi.

- Advertisement -

“Annaga waxaan horay u gudbinnay Motion ay ku dlabayaan in warbaahinta goobjoog ka noqdaan dooddaasi, laakin ma ogin haddii wax-ka-bedel lagu sameeyay” ayuu yiri.

Doodda Murashixiinta ayaa Talaadada maanta ah si toos ah looga sii deynayo  warbaahinta ay dowladda Maamusho,  gaar ahaan Hilinka SNTV, ayaa nidaam ku cusub habka doorashooyinka Somaliya, laakin dad badan ayaa su’aal geliyay sababta loo horistaagay warbaahinta madaxa bannaan iyo Kor-joogtada kale.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories