HomeWarar:- Sargaal ka tirsan maamulka konfur galbeed oo lagu dilay gobalka Baay.

[Dhageyso]:- Sargaal ka tirsan maamulka konfur galbeed oo lagu dilay gobalka Baay.

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Wararka naga soogaraya degmada Buurhakaba ee gobalka Baay ayaa sheegaya in dagaal ku dhexmaray ciidamada dowladda iyo Alshabab inta u dhaxeysa magaalada Baydhabo iyo degmada Buurhakaba in uu ku dhintay sargaalkas. Sargaalkaan ayaa la sheegay in uu hogaaminayay ciidamada isla markaana uu dagaal ku qabsaday meel dhexe xili ay ka amaba baxeen magaalada Baydhaba ee […]

- Advertisement -

Wararka naga soogaraya degmada Buurhakaba ee gobalka Baay ayaa sheegaya in dagaal ku dhexmaray ciidamada dowladda iyo Alshabab inta u dhaxeysa magaalada Baydhabo iyo degmada Buurhakaba in uu ku dhintay sargaalkas.

Sargaalkaan ayaa la sheegay in uu hogaaminayay ciidamada isla markaana uu dagaal ku qabsaday meel dhexe xili ay ka amaba baxeen magaalada Baydhaba ee gobalka Baay,Waxa magaciisa lagu soo gaabiyay sargaalka dhintay Mukhtaar.

- Advertisement -

Halkaan ka dhageyso malaaq Guduudoow oo ka mida dadka degaanka kana warbixinaya sida ay wax u dhaceen.

Guji Halkaan.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories