HomeWarar(Akhriso): Magacyadda Murashixiinta u taagan xilka Madaxtinimadda ee JFS.

(Akhriso): Magacyadda Murashixiinta u taagan xilka Madaxtinimadda ee JFS.

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Guddiga Doorashadda Madaxweynaha ayaa shaaciyey inay 24 Murashax isku diiwaan geliyeen Loolanka Madaxtinimadda oo lagu wado in lagu kala baxo bisha soo socota ee February 8-da. Murashixiinta oo wad rag ah ayaa isugu jira kuwo Xilal Madaxweyne, Ra’isul-wasaare,  Wasiiro, Xildhibaano horey u soo qabtay iyo kuwo ay ku cusub tahay Nolosha Siyaasadda. Ilaa 5 Murashax […]

- Advertisement -

Guddiga Doorashadda Madaxweynaha ayaa shaaciyey inay 24 Murashax isku diiwaan geliyeen Loolanka Madaxtinimadda oo lagu wado in lagu kala baxo bisha soo socota ee February 8-da.

Murashixiinta oo wad rag ah ayaa isugu jira kuwo Xilal Madaxweyne, Ra’isul-wasaare,  Wasiiro, Xildhibaano horey u soo qabtay iyo kuwo ay ku cusub tahay Nolosha Siyaasadda.

- Advertisement -

Ilaa 5 Murashax ayaana la hadal-hayaa inay ka soo gudbi karaan Wareegga 1-aad ee Doorashadda, inkastoo aan la saadaalin karin Murashaxa ku guuleysan doono xilka Madaxweynaha 10-aad ee JFS.

Si kastaba ha ahaatee, Doorashaddaasi aaya indhaha lagu hayaa, mana kala cadda haddii ay Doorashadu ku dhici doonto si Daah-furnaan Hufnaan leh iyo haddii ay la mid noqon doonto Doorashooyinkii hore ee uu musuqa harreeyey.

Halkan ka akhriso Murashaxiinta u loolalmi doona xilka Madaxweynaha 10-aad ee JFS:

- Advertisement -

 

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories