HomeWararHaweeneydii keliya ee murashax Madaxweyne ahayd oo aan is-diiwaan gelinin iyo Is-diiwaan...

Haweeneydii keliya ee murashax Madaxweyne ahayd oo aan is-diiwaan gelinin iyo Is-diiwaan gelintii oo la soo xiray.

Date:

Related stories

Cirro iyo Trump: Kulankii Washington Ka Dhici Waayay iyo sababta

Cirro oo booqashadiisii Mareykanka ku soo gabagabeeyay isaga oo aan la kulmin Trump, isla markaana aan helin ballanqaad rasmi ah oo aqoonsi.

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Guddiga Doorashadda Madaxweynaha ayaa gelindambe ee maanta ku dhawaaqay in la soo gebagebeeyey Is-diiwaan gelinta Murashaxiinta u loolami doona xilka Madaxweynaha 10-aad ee JFS. Guddiga waxay sheegeen inay Murashixiinta is-diiwaan geliyeen, marka laga reebo Murashax Madaxweyne Marwo Canab Maxamed Daahir oo iyadu ahayd qofka keliya ee hawweney ah oo isku soo taaga Doorashadaasi. Dhinaca kale, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddiga Doorashadda Madaxweynaha ayaa gelindambe ee maanta ku dhawaaqay in la soo gebagebeeyey Is-diiwaan gelinta Murashaxiinta u loolami doona xilka Madaxweynaha 10-aad ee JFS.

Guddiga waxay sheegeen inay Murashixiinta is-diiwaan geliyeen, marka laga reebo Murashax Madaxweyne Marwo Canab Maxamed Daahir oo iyadu ahayd qofka keliya ee hawweney ah oo isku soo taaga Doorashadaasi.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Guddigu waxay sheegeen in la dhimay Kharajkii gabdhaha ee Diiwaan-gelinta halki ay aheyd 30,000 oo Dollar, loooga dhigay 15,000 oo Dollar iyo 10 xildhibaan saxiixood.

Dorashadda Madaxtinimadda ayaa la filayaa in la qabto bisha soo socota ee February 8-da, waxaana xilkaasi ku tartamayo Murashixiin isugu jira kuwa Xilka Madaxweyne horey u soo qabtay, Siyaasiyiin Rug-caddaa ah iyo murashixiin kale oo ku cusub Masraxa Siyaasadda Somalia, balse leh Hiigsasho Xilka Madaxtinimadda.

Musharaxiinta ilaa had is diiwaangaliyey hoos ka aqriso

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts