HomeCaalamkaMadaxweryne Erdogan oo maanta la kulmi doona Theresa May.

Madaxweryne Erdogan oo maanta la kulmi doona Theresa May.

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Ra’isul-wasaarada Britain, Theresa May ayaa la filayaa inay maanta booqasho ku tagto Turkiga, si ay Mdaxweyne Erdogan uga wada hadlaan  xiriirka Labada Dal, Ganacsiga iyo Ammaanka. Afhayeenadda Theresa May ayaa sheegtay inay Labada Hoggaamiye isla eegi doonaan Xiriirka cusub ee Ganacsiga ee labada dal, iyadoo ay dowladda Britain ka baxday Ururka Midowga Europe “EU”-da. Waxay […]

- Advertisement -

Ra’isul-wasaarada Britain, Theresa May ayaa la filayaa inay maanta booqasho ku tagto Turkiga, si ay Mdaxweyne Erdogan uga wada hadlaan  xiriirka Labada Dal, Ganacsiga iyo Ammaanka.

Afhayeenadda Theresa May ayaa sheegtay inay Labada Hoggaamiye isla eegi doonaan Xiriirka cusub ee Ganacsiga ee labada dal, iyadoo ay dowladda Britain ka baxday Ururka Midowga Europe “EU”-da.

- Advertisement -

Waxay intaasi ku dartay inuu dalka Turkiga noqon doono dalka 13-aad ee Wada-shaqeynta Ganacsi la leh Britain.

©Radio Dalsan

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories