HomeWarar(SAWIRO):- Xukuumadda Federalka oo ka hadashay Weerarkii Alshabaab ee Hotelka Dayax.

(SAWIRO):- Xukuumadda Federalka oo ka hadashay Weerarkii Alshabaab ee Hotelka Dayax.

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federalka ee uu xilligeedu idlaaday, C/risaaq Cumar Maxamed ayaa Saxaafadda kula hadlay gudaha Hotelka Dayax ee ay Ashabaab maanta weerareen. Wasiirka waxa uu tilmaamay inay Ciiddanka Dowladda iyo Ilaaladda Hotelka toogteen 4 ka tirsan Alshabaab, kuwaasi oo ka dambeeyey Weerarkaasi oo lagu dilay 10-qof, laguna dhaawacay 51-kale. Waxa uu beeniyey […]

- Advertisement -

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federalka ee uu xilligeedu idlaaday, C/risaaq Cumar Maxamed ayaa Saxaafadda kula hadlay gudaha Hotelka Dayax ee ay Ashabaab maanta weerareen.

Wasiirka waxa uu tilmaamay inay Ciiddanka Dowladda iyo Ilaaladda Hotelka toogteen 4 ka tirsan Alshabaab, kuwaasi oo ka dambeeyey Weerarkaasi oo lagu dilay 10-qof, laguna dhaawacay 51-kale.

- Advertisement -

Waxa uu beeniyey inay Alshabaab gudaha u galeen Hotelka, wuxuuna xusay inay galeen guri ku dhow Hoteelka.

Warbaahinta Alshabaab, gaar ahaan Radio Andulus ayaa horey u sheegay  inay Dagaalamayaal aad u tababaran oo ka tirsan Alshabaab ah gudaha u galeen Hotelkaasi.

Alshabaab waxay weerarka maanta u adeegsadeen Labo Gaari oo laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa oo mid ka mid ah lagu dhuftay Albaabka weyn ee laga galo Hotelka, halka gaariga Labaad uu ku qarxay meel aan ka fogeyn Hotelka.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories