HomeWarar(SAWIRO): Xarakadda Alshabaab oo sheegatay mas’uuliyadda Weerarkii Hotel Dayax.

(SAWIRO): Xarakadda Alshabaab oo sheegatay mas’uuliyadda Weerarkii Hotel Dayax.

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Dagaalamayaasha Alshabaab ayaa sheegay inay iyagu ka dambeeyeen Weerarkii  saakayto lagu qaaday Hotelka Dayax ee Muqdisho. Radio Andalus oo ka mid ah Warbaahinadda Alshabaab ayaa sheegay inay Dagaalyahanno (Mujaahidiin) aad u tababaran weerareen Hotelkaasi, isla markaana ay Dagaalyahanadu haatan ka dhex dagaalamayaan gudaha Hotelka. Hadalkaasi ayaa soo baxay, iyadoo ay Alshabaab weerar iyo qaraxyo la […]

- Advertisement -

Dagaalamayaasha Alshabaab ayaa sheegay inay iyagu ka dambeeyeen Weerarkii  saakayto lagu qaaday Hotelka Dayax ee Muqdisho.

Radio Andalus oo ka mid ah Warbaahinadda Alshabaab ayaa sheegay inay Dagaalyahanno (Mujaahidiin) aad u tababaran weerareen Hotelkaasi, isla markaana ay Dagaalyahanadu haatan ka dhex dagaalamayaan gudaha Hotelka.

- Advertisement -

Hadalkaasi ayaa soo baxay, iyadoo ay Alshabaab weerar iyo qaraxyo la eegteen Hotelkaasi oo ka mid ah Hoteelladda ay inta badan deggaan Mas’uuliyiin, Xildhibaano iyo Qurbo-joog.

Warar goor dhow na soo gaaray ayaa sheegayo in Labo Oday Dhaqameed (Malaaqyo) oo ka soo jeeda Bay iyo Bakool ka mid yihiin dadka ku geeriyootay Qaraxyadii iyo Weerarkii lala beegsaday Hotelka Dayax.

Qaraxa-2

- Advertisement -

Qaraxa-5Qaraxa-6Qaraxa-7Qaraxa-1Qaraxa-3

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories