HomeWarar(Magacyo + Sawiro): Dhowr Saxafi oo maanta ku dhaawacmay Qaraxyaddii Hotelka Dayax.

(Magacyo + Sawiro): Dhowr Saxafi oo maanta ku dhaawacmay Qaraxyaddii Hotelka Dayax.

Date:

Related stories

Cirro iyo Trump: Kulankii Washington Ka Dhici Waayay iyo sababta

Cirro oo booqashadiisii Mareykanka ku soo gabagabeeyay isaga oo aan la kulmin Trump, isla markaana aan helin ballanqaad rasmi ah oo aqoonsi.

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Dagaalamayaal ka tirsan Alshabaab ayaa waxay saakayto weerar iyo Is-qarxin la beegsadeen Hotelka Dayax oo ka mid ahaa Hoteelladda ugu wanaagsan (5 Star Hotel) ee ku yaalla magaalladda Muqdisho. Ilaa 2-qarax ayaana ka dhacay nawaaxiga Hotelka, iyadoo mid ka mid oo lagu soo rakibay Gaari Noah ah uu sababay dhimasho iyo dhaawacyo soo gaara dad […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dagaalamayaal ka tirsan Alshabaab ayaa waxay saakayto weerar iyo Is-qarxin la beegsadeen Hotelka Dayax oo ka mid ahaa Hoteelladda ugu wanaagsan (5 Star Hotel) ee ku yaalla magaalladda Muqdisho.

Ilaa 2-qarax ayaana ka dhacay nawaaxiga Hotelka, iyadoo mid ka mid oo lagu soo rakibay Gaari Noah ah uu sababay dhimasho iyo dhaawacyo soo gaara dad ka ag dhowaa gaarigaasi.

- Advertisement -

Dadka ku ddhaawacmay waxaa ka mid ahaa ilaa 5 Saxafi oo iyagu ka mid ahaa Koox Weriyayaal iyo Sawir-qaadayaal halkaasi u tegay si ay Dadweynaha ugu soo gudbiyaan wararka ku aadan Dhacdada Qaraxyadda ee Hotel Dayax.

Suxufiyiinta ku dhaawacantay qaraxii 2-aad ee Hotel Dayax waxaa ka mid ah:

  1. Faarax Cabdi Warsame (Faarax AP) oo ka tirsan Wakaalladda Wararka ee Associated Press (AP),
  2. Sawir-qaade Maxamed C/wahaab oo ka tirsan Wakaalldda Wararka ee AFP,
  3. Sawir-qaade C/llaahi Axmed Gacal oo u shaqeeya Horn Cable TV.
  4. C/qaadir Subeyr “Akiile” oo u shaqeeya Aljazeera TV.

Dhinaca kale, ilaa 20-qof ayaa ku geeriyootay Qaraxyadii Hotel Dayax, iyadoo ku-dhawaad 40-kalena ku dhaawacmeen, kuwaasi oo haatan lagu daaweynayo qaar ka mid ah Isbitaalladda Muqdisho.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts