HomeWararDonald Trump oo si KMG u xanibayo Qaxootiga iyo in Dal-ku-gal (visa)-aha...

Donald Trump oo si KMG u xanibayo Qaxootiga iyo in Dal-ku-gal (visa)-aha la siiyo dadka ka imaanayo Somalia iyo Waddamo kale.

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Madaxweynaha cusub ee dalka Maraykanka, Donald Trump ayaa la filayaa inuu maanta oo Arbaco ah saxiixo Fulin Amar oo si KMG loogu xayirayo inta badan Qaxootiga  shisheeyaaha ee magangelyada qaxootinimadda ka hela Maraykanka. Donald Trump waxa kale oo uu soo saarayaa Amar kale oo Fiidaha looga joojinayo qof kasta oo ka imaanaya dalalka Somalia, Sudan, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha cusub ee dalka Maraykanka, Donald Trump ayaa la filayaa inuu maanta oo Arbaco ah saxiixo Fulin Amar oo si KMG loogu xayirayo inta badan Qaxootiga  shisheeyaaha ee magangelyada qaxootinimadda ka hela Maraykanka.

Donald Trump waxa kale oo uu soo saarayaa Amar kale oo Fiidaha looga joojinayo qof kasta oo ka imaanaya dalalka Somalia, Sudan, Syria, Libya, Iraq iyo Iran.

- Advertisement -

Dhowr Gacan-yarayaal u ah xubno ka tirsan Kongareeska Maraykanka iyo Khubarada Waaxda Socdaal ayaa xog ahaan arrintan ugu soo dusiyey Wakaalladaha Wararka Caalamka.

Madaxweyne Donald Trump waxa uu xalay Bartiisa Twitter-ka soo dhigay in maalin weyn loo qorsheeyey Ammaanka Qaranka iyo Dhismaha Derbiga.

Wuxuuna sheegay inuu rajeynayo inuu amro xayiraad socon doonta muddo dhowr bilood lagu soo rogayo Qaxootiga imaanayo dalka Maraykanka, marka laga reebo Shaqsiyaadka looga tiro badan yahay dhinca Diinta ee ka soo cararayo cadaadiska iyo inay dadka Deegaanka caddowtooyo u muujiyaan.

- Advertisement -

Waxaa suurtogal ah in Amarka Trump ee Arrimaha Qaxootiga dib u dhigto ilaa isbuuca soo socda, sida laga soo xigtay dad ku dhow Xafiiskiisa.

Madaxweyne Trump waxa uu doonayaa inuu Waaxda Arrimaha Dibedda Maraykanka ku jiheeyo sidii loo joojin lahaa Fiisooyinka la siinayo dad ka kala imaanaya dalalka Somalia, Sudan, Syria, Libya, Iraq iyo Iran.

Waxa kale oo Donald Trump doonayaa inuu baro Saraakiisha Canshuuraha iyo Ilaalinta Xuduudaha inay joojiyaan Muwaadiniinta dalalkaasi ee la siiyey Fiisooyinka si ay ugu soo galaan  Maraykanka.

Dhinaca kale, Donald Trump waxa kale oo la filaya inuu culayska saari Dhismaha Derbiga ee laga dhisayo Xuduudka Maraykanka la leeyihiin dalka Mexico iyo Tallaabooyin kale oo lagu yareynayo Tirada Qaxootiga sharci-darradda ugu nool gudaha Maraykanka.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

As Justin Davis Leaves Mogadishu, Washington Is Asking a Different Question About Somalia

As Justin Davis concludes his tenure as Chargé d’Affaires at the United States Embassy in Mogadishu, he leaves at...

Journalist Dies from Gunshot Injuries, NUSOJ Demands Justice and Accountability

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) is deeply saddened by the death of Bashir Mohamed Abdullahi, a reporter...

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel and the Two Mothers: The Truth Behind the Story

Daniel and the two mothers: what is true, what is unconfirmed?

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Italy Expands Police Training Support for Somalia

Talyaaniga ayaa Muqdisho ku shaaciyay qorshe lagu xoojinayo iskaashiga amni ee Soomaaliya, iyadoo diiradda la saarayo tababarka booliiska, dhismaha hay’adaha amniga iyo ka hortagga xagjirnimada.

Türkiye pledges continued security and economic support for Somalia

Danjiraha Turkiga Alper Aktaş oo ka hadlaya Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha ee Muqdisho

Somalia Sets September 30 for Galmudug, Hirshabelle Elections

The elections hold broader significance for Somalia's political stability. Federal member state elections are crucial for establishing legitimate regional administrations that can partner with the federal government on security, development, and constitutional reform. Any delays or disputes could undermine progress toward the national elections scheduled for 2027. Both elections will proceed simultaneously on September 30, with results expected shortly thereafter.

SNA brobes video of soldiers suffocating bound Al-Shabaab suspect

Somalia's military opened a preliminary investigation on Tuesday after a video circulated online appeared to show members of the...

Follow us

[td_block_social_counter facebook="tagdiv" manual_count_facebook="26400" twitter="tagdivofficial" manual_count_twitter="7500" youtube="tagdiv" style="style6 td-social-boxed" tdc_css="eyJwb3J0cmFpdCI6eyJtYXJnaW4tYm90dG9tIjoiMjAiLCJkaXNwbGF5IjoiIn0sInBvcnRyYWl0X21heF93aWR0aCI6MTAxOCwicG9ydHJhaXRfbWluX3dpZHRoIjo3NjgsImFsbCI6eyJtYXJnaW4tYm90dG9tIjoiNDAiLCJkaXNwbGF5IjoiIn0sInBob25lIjp7ImRpc3BsYXkiOiIifSwicGhvbmVfbWF4X3dpZHRoIjo3Njd9" f_counters_font_family="global-font-2_global" f_network_font_family="global-font-2_global" f_btn_font_family="global-font-2_global" f_counters_font_size="eyJhbGwiOiIxMyIsInBvcnRyYWl0IjoiMTIifQ==" f_network_font_size="eyJhbGwiOiIxMyIsInBvcnRyYWl0IjoiMTEiLCJsYW5kc2NhcGUiOiIxMSJ9" f_btn_font_size="eyJhbGwiOiIxMyIsInBvcnRyYWl0IjoiMTEifQ=="]

Popular

spot_img

Popular Categories