HomeWarar(Dhageyso):- Maamulka Koonfurgalbeed oo shegay in ay gacanta ku dhigeen sarakiil ka...

(Dhageyso):- Maamulka Koonfurgalbeed oo shegay in ay gacanta ku dhigeen sarakiil ka tirsan Al-shabaab.

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Bay(Radio Dalsan):- Taliyaha ciidamada deegaanka Goofguduud ee gobolka Bay C/laahi Sheekh Maxamed oo lahadlayay idacada Dalsan ayaa waxa uu sheegay in ay gacanta ku dhigeen xubno ka tirsan Al-shabaab taliyaha ayaa sheegay howlgalo ay sameeyeen in ay ku qabteen 3-ruux oo midi yahaya Sarkaal kuwaas uu sheegay dhamaantood in ay yihiin Al-shabaab Halakn Dhageyso Codka […]

- Advertisement -

Bay(Radio Dalsan):- Taliyaha ciidamada deegaanka Goofguduud ee gobolka Bay C/laahi Sheekh Maxamed oo lahadlayay idacada Dalsan ayaa waxa uu sheegay in ay gacanta ku dhigeen xubno ka tirsan Al-shabaab

taliyaha ayaa sheegay howlgalo ay sameeyeen in ay ku qabteen 3-ruux oo midi yahaya Sarkaal kuwaas uu sheegay dhamaantood in ay yihiin Al-shabaab

- Advertisement -

Halakn Dhageyso Codka Taliyaha

Latest stories