HomeWararDab xoog leh oo caawa qabsaday Suuqa Boocle ee magaalada Muqdisho

Dab xoog leh oo caawa qabsaday Suuqa Boocle ee magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Wararka laga helayo degmada Dharkeynley ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu Dab  xoog leh caawa ka kacay Suuqa Boocle. Dabkan ayaa ku fiday suuqa qeybo la mida, waxaana socda dadaallo lagu doonayo in lagu damiyo iyagoo ay gaareen dab damisyo kala duwan. Dadweyne fara badan iyo ganacsato ayaa ku qulqulaya suuqa iyadoo laga cabsi qabo […]

- Advertisement -

Wararka laga helayo degmada Dharkeynley ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu Dab  xoog leh caawa ka kacay Suuqa Boocle.

Dabkan ayaa ku fiday suuqa qeybo la mida, waxaana socda dadaallo lagu doonayo in lagu damiyo iyagoo ay gaareen dab damisyo kala duwan.

- Advertisement -

Dadweyne fara badan iyo ganacsato ayaa ku qulqulaya suuqa iyadoo laga cabsi qabo inuu boob halkaasi ka dhaco, waxaana rasaas ridaya ciidamada ammaanka oo dadka ka celinaya suuqa.

Maanta ayaa dab noocan oo kale ah uu ka kacay Suuqa weyn ee Bakaaraha magaalada Muqdisho.

Latest stories