HomeWararBarlamaanka Turkiga oo ansixiyey Sharci qabyo ah oo lagu kordhinayo Awoodaha Madaxweynaha.

Barlamaanka Turkiga oo ansixiyey Sharci qabyo ah oo lagu kordhinayo Awoodaha Madaxweynaha.

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Sharcigaasi oo loo qaadi doono Cod bartamaha sannadkan ayaa waxa Madaxweynaha siinayaa Awoodaha Fulinta iyo inuu magacaabi karo ama casili karo Wasiuiradda.

Sharcigaas waxa kaloo uu Madaxweyne Erdogan u kordhinayaan Xilliga uu hayo Xilkaasi, wuxuuna hayn doonaa ilaa sannadka 2029-ka.

Siyaasiyiinta Mucaaradka waxay sheegeen in Madaxweyne Rajab Erdogan Erdogan la siin doono Awood dheeraad ah oo aan la hubinin.

Erdogan waxaa xilka Madaxweynaha loo doortay sannadkii 2014-kii, kadib, markii uu Ra’isul-wasaare soo noqday muddo 3 Xilli ah.

©Radio Dalsan

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories