HomeWararXoghayaha Guud ee QM oo sheegay askarta Al shabaab intooda badan in...

Xoghayaha Guud ee QM oo sheegay askarta Al shabaab intooda badan in ay yihiin carruur.

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobe Antonio Guterres, ayaa sheegay in carruur badan oo soomaaliya ku nool ay Al shabaab ku qasbaan in ay askareeyaan si ay uga dhinac dagaalamaan.

Xoghayaha, ayaa tusaale usoo qaatay dagaalkii Alshabaab iyo ciidamadda Puntland ay ku wada galeen deegaanadda Buuraleydda Gal-gala, halkaas oo uu sheegay in lagu qabtay 60% dagaalyahanadii Al shabaab, kuwaasoo u badnaa carruur, bishii March 2016.

Warbixinta xoghayaha ayaa sidoo kale sheegeysa in carruurta al shabaab ay dagaalka ku qasbaan ay gaarayaan da’ ahaan 9-jir, kuwaasoo la geeyo furumaha  hore ee dagaalka, iyagoo xambaarsan hub culus.

Carruurta ayaa sidoo kale loo isticmaalaa qaraxyada iyo howgalladda sirdoonka, ayuu sii raaciyay.

Bishii May 2016, Wargeyska Washiton post, oo warbixin ka qoray hey’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugida Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in carruurta kasoo goosata al shabaab ay sirdoonka soomaaliya u adeegsadaan xog-keenayaal ku dhex milma al shabaab.

Dhinaca kale hey’adda xuquqda carruurt ayaa ka deyriya mararka qaar xaaladda carruurta ee soomaaliya.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories