HomeWararCiidanka Uganda oo sheegay in Al shabaab ay ka aarsan doonaan

Ciidanka Uganda oo sheegay in Al shabaab ay ka aarsan doonaan

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Muuqaal Baraha Bulshada lasoo galiyay, ayaa laga daawaday askari Ugandes ah oo nin bastoolad wada uu xabado kaga dhufanayo wadnaha iyo madaxa. Muuqaalka AL shabaab ay sii daayeen ayaa sidoo kale fariin weerar ah loogu diray Dowladda Kenya. Taliyaha ciidanka Uganda Lt Col Paddy Ankuda, oo wariyaasha kula hadlayay Magaalladda Kampala ayaa sheegay in ay […]

- Advertisement -

Muuqaal Baraha Bulshada lasoo galiyay, ayaa laga daawaday askari Ugandes ah oo nin bastoolad wada uu xabado kaga dhufanayo wadnaha iyo madaxa.

Muuqaalka AL shabaab ay sii daayeen ayaa sidoo kale fariin weerar ah loogu diray Dowladda Kenya.

- Advertisement -

Taliyaha ciidanka Uganda Lt Col Paddy Ankuda, oo wariyaasha kula hadlayay Magaalladda Kampala ayaa sheegay in ay u aargudi doonaan ciidamada Uganda iyo shacabka dalkaasi.

“ Waan daawanay muuqaalka, waa wax aan la aqbali Karin, Al shabaab waxaa ay jabiyeen xeerka caalamiga ah, waa ay ka jawaabi doonaan dambiga ay geysteen,” ayuu hadlkiisa uu sii raaciyay.

Askariga, Pte Masasa, ee ka yimid deegaanka Busia, ayaa lagu qabtay dagaal  ka dhacay koonfurta soomaaliya.

- Advertisement -

 

Latest stories