HomeWararMadaxtooyadda Kenya oo argagax ka muujisay qorshaha Donald Trump ee Dagaalka Alshabaab...

Madaxtooyadda Kenya oo argagax ka muujisay qorshaha Donald Trump ee Dagaalka Alshabaab iyo taageeradda AMISOM

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Iyadoo ay Gacan-yarayaasha Madaxweynaha la-doortay ee Maraykanka, Donald Trump su’aal ka keeneen Dagaalka 10-sanno jirsaday ee ay Maraykanka kula jiraan Xarakadda Alshabaab ayaa waxa qeylo-dhaan walaac xooggan leh ka muujiyey Afhayeenka Dowladda Kenya, Eric Kiraithe, kaasi oo sheegay inay arrintaasi walaac xooggan ku abuurayso Kenya. Isagoo la hadlayey Wargeyska the Standard ee ka soo baxa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Iyadoo ay Gacan-yarayaasha Madaxweynaha la-doortay ee Maraykanka, Donald Trump su’aal ka keeneen Dagaalka 10-sanno jirsaday ee ay Maraykanka kula jiraan Xarakadda Alshabaab ayaa waxa qeylo-dhaan walaac xooggan leh ka muujiyey Afhayeenka Dowladda Kenya, Eric Kiraithe, kaasi oo sheegay inay arrintaasi walaac xooggan ku abuurayso Kenya.

Isagoo la hadlayey Wargeyska the Standard ee ka soo baxa magaalladda Nairobi ayuu tilmaamay in walaaca ku xeeran Tallaabadda uu Maamulka Donald Trump ka qaadan doono Dagaalka socda ee ka dhanka ah Xarakadda Alshabaab ee Somalia.

- Advertisement -

Waxa uu intaasi ku daray inay Maraykanka taageero muhiim u yihiin Hawlgalka ay Ciiddanka AMISOM kula jiraan Al-shabaab, kaasi oo soo bilowday sannadkii 2007-dii.

Afhayeenka Dowladda Kenya, Eric Kiraithe oo isagu ah xubin Sare oo ka tirsan Ammaanka waxa kalo oo uu sheegay inay Dowladda Kenya qeyb ka tahay Dagaalka lagula jiro Alshabaab, kana mahad celinayso Taageeradda ay Maraykanka siiyaan Kenya iyo dalalka kale ee qeybta ka ah Hawlgalka Ammaanka ee Gobalka.

Dhinaca kale, Gacan-yarayaasha Madaxweynaha Maraykanka ugu qaabilsan Xilliga Xil-wareejinta ayaa su’aalo badan iska weydiiyey waxa loogu guuleysan la’ yahay Dagaalka ay Maraykanka kula jiraan Xarakadda Alshabaab oo 10-sanno jirsatay.

- Advertisement -

Baaritaanka ay isweydiiyeen Kooxda la shaqeysa Donald Trump ayaa ku soo beegantay sannad-guuradii Koowaad ee ka soo wareegtay markii ay Dagaalamayaaasha Alshabaab  in ka badan 100 Askar Kenyan ah ku dileen xero ay Ciiddankaasi ku lahaayeen Deegaanka Ceel-cadde ee Gobalka Gedo bishii Janaayo 15-dii ee sannadkii la soo dhaafay.

Si kastaba ha ahaatee, Qeylo-dhaanta ka timid Dowladda Kenya oo ay Ciiddan ka joogaan Somalia ayaa ku soo beegantay  2 bilood kadib, markii ay Dowladda Maraykanka sheegtay inay Kenya siinayaan 6 Diyaaradaha Helikopters-ka, si ay ugu adeegsadaan Hawlgalka ay kula jiraan Dagaalamayaasha Alshabaab.

©Radio Dalsan

 

Latest stories

No posts to display

Recent Posts

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

As Justin Davis Leaves Mogadishu, Washington Is Asking a Different Question About Somalia

As Justin Davis concludes his tenure as Chargé d’Affaires at the United States Embassy in Mogadishu, he leaves at...

Journalist Dies from Gunshot Injuries, NUSOJ Demands Justice and Accountability

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) is deeply saddened by the death of Bashir Mohamed Abdullahi, a reporter...

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel and the Two Mothers: The Truth Behind the Story

Daniel and the two mothers: what is true, what is unconfirmed?

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Italy Expands Police Training Support for Somalia

Talyaaniga ayaa Muqdisho ku shaaciyay qorshe lagu xoojinayo iskaashiga amni ee Soomaaliya, iyadoo diiradda la saarayo tababarka booliiska, dhismaha hay’adaha amniga iyo ka hortagga xagjirnimada.

Türkiye pledges continued security and economic support for Somalia

Danjiraha Turkiga Alper Aktaş oo ka hadlaya Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha ee Muqdisho

Somalia Sets September 30 for Galmudug, Hirshabelle Elections

The elections hold broader significance for Somalia's political stability. Federal member state elections are crucial for establishing legitimate regional administrations that can partner with the federal government on security, development, and constitutional reform. Any delays or disputes could undermine progress toward the national elections scheduled for 2027. Both elections will proceed simultaneously on September 30, with results expected shortly thereafter.

SNA brobes video of soldiers suffocating bound Al-Shabaab suspect

Somalia's military opened a preliminary investigation on Tuesday after a video circulated online appeared to show members of the...

Follow us

[td_block_social_counter facebook="tagdiv" manual_count_facebook="26400" twitter="tagdivofficial" manual_count_twitter="7500" youtube="tagdiv" style="style6 td-social-boxed" tdc_css="eyJwb3J0cmFpdCI6eyJtYXJnaW4tYm90dG9tIjoiMjAiLCJkaXNwbGF5IjoiIn0sInBvcnRyYWl0X21heF93aWR0aCI6MTAxOCwicG9ydHJhaXRfbWluX3dpZHRoIjo3NjgsImFsbCI6eyJtYXJnaW4tYm90dG9tIjoiNDAiLCJkaXNwbGF5IjoiIn0sInBob25lIjp7ImRpc3BsYXkiOiIifSwicGhvbmVfbWF4X3dpZHRoIjo3Njd9" f_counters_font_family="global-font-2_global" f_network_font_family="global-font-2_global" f_btn_font_family="global-font-2_global" f_counters_font_size="eyJhbGwiOiIxMyIsInBvcnRyYWl0IjoiMTIifQ==" f_network_font_size="eyJhbGwiOiIxMyIsInBvcnRyYWl0IjoiMTEiLCJsYW5kc2NhcGUiOiIxMSJ9" f_btn_font_size="eyJhbGwiOiIxMyIsInBvcnRyYWl0IjoiMTEifQ=="]

Popular

spot_img

Popular Categories