HomeWararDowladda Cummaan oo lagu wareejiyey 10-Maxbuus oo laga sii daayey Xabsiga Guantanamo...

Dowladda Cummaan oo lagu wareejiyey 10-Maxbuus oo laga sii daayey Xabsiga Guantanamo Bay.

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalkaasi ayaa sheegtay inay Maxaabiistaasi siiyeen Deganaansho KMG, kadib, markii laga soo daayey Xabsiga Maraykanka maamulo ee Guantanamo Bay. Qoraalka ayaa lagu xusay inay oggolaadeen Codsiga Madaxweyne Barack Obama si Maxaabiistaasi loogu soo masaafuriyo dalka Cummaan, inkastoo aan la sheegin magacyadda Maxaabiista iyo dalalka ay ka soo kala jeedaan. Waaxda Gaashaandhigga […]

- Advertisement -

Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalkaasi ayaa sheegtay inay Maxaabiistaasi siiyeen Deganaansho KMG, kadib, markii laga soo daayey Xabsiga Maraykanka maamulo ee Guantanamo Bay.

Qoraalka ayaa lagu xusay inay oggolaadeen Codsiga Madaxweyne Barack Obama si Maxaabiistaasi loogu soo masaafuriyo dalka Cummaan, inkastoo aan la sheegin magacyadda Maxaabiista iyo dalalka ay ka soo kala jeedaan.

- Advertisement -

Waaxda Gaashaandhigga Maraykanka kama hadlin Maxaabiista la sheegay in loo wareejiyey dalka Cummaan.

Maalmo ka hor waxay Maamulka Madaxweyne Obama sheegeen in 19 ka mid ah 55-ka Maxbuus ee ku harsan Xabsiga Guantanamo Bay la sii dayn doono ka hor inta uusan Madaxweyne Obama ka deign Xilkaasi.

Dhinaca kale, Madaxweynaha La-doortay, Donald Trump oo xilka la wareegi doono Jimcaha soo socda ayaa ka soo horjeeda in la sii daayo Maxaabiista weli ku xiran Xabsiga Guantamo Bay.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Latest stories