HomeWararDowladaha Waa Weyn oo Donald Trump ugu baaqi doona inuusan Safaaradda Maraykanka...

Dowladaha Waa Weyn oo Donald Trump ugu baaqi doona inuusan Safaaradda Maraykanka u rarin Quddus-ta La-haysto.

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Ku-dhawaad 70 wafdi oo ka kala socda Dalalka Caalamka, kuna jiraan Dowladaha muhiimka ee Europe iyo Carabta iyo kuwa xubnaha joogtadda ka ah Golaha Ammaanka ee QM ayaa la filayaa inuu maanta Kulan uga furmo Caasimadda dalka Faransiiska ee Paris. Kulankaasi ayaa looga hadli lahaa Nabad-raadinta Bariga Dhexe, gaar ahaan Xiisadda Falastiin iyo Yuhuudda, iyadoo […]

- Advertisement -

Ku-dhawaad 70 wafdi oo ka kala socda Dalalka Caalamka, kuna jiraan Dowladaha muhiimka ee Europe iyo Carabta iyo kuwa xubnaha joogtadda ka ah Golaha Ammaanka ee QM ayaa la filayaa inuu maanta Kulan uga furmo Caasimadda dalka Faransiiska ee Paris.

Kulankaasi ayaa looga hadli lahaa Nabad-raadinta Bariga Dhexe, gaar ahaan Xiisadda Falastiin iyo Yuhuudda, iyadoo Ra’isul-wasaaraha Yuhuuda, Benjamiin Natayaahu qaadacay Shirkaasi.

- Advertisement -

Kulankaasi ayaa ku soo beegmay 5-maalin ka hor marka uu Donald Trump la wareegayo Madaxtinimadda Maraykanka, waxaana la filayaa inay Dowladaha waa weyn ugu baaqaan in horey loo sii wado qorshaha lagu doonayo xalka Labada Dowladood ee Falastiin iyo Yuhuudda.

Donald Trump ayaa hore u ballan qaaday inuu Safaaradda ka soo wareejin doono Casaimadda Yuhuudda ee Tel Aviv oo ay muddo 68-sanno ku taallay, uuna Safaaradda Xarun uga dhigi doono magaalladda Quddus-ta la-haysto.


- Advertisement -

©Radio Dalsan

Latest stories