HomeWararEU-da oo ugu baaqday Xildhibaanadda Barlamaanka inay wax ka qabtaan Caqabadaha Maamulka...

EU-da oo ugu baaqday Xildhibaanadda Barlamaanka inay wax ka qabtaan Caqabadaha Maamulka Siyaasadda iyo Ammaanka.

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Hadal qoraal oo ka soo baxay Midowga Europe  ayaa ugu baaqay Xildhibaanadda Barlamaanka  cusub ee dhawaan la doortay inay diiradda saaraan Hawlaha dib-u-dhiska Somalia. Iyo in laga gudbo Caqabadaha Siyaasadda iyo Ammaanka. Midowga Europe waxay sheegeen inay soo dhaweynayaan Xildhibaanadda Labada Aqal ee Barlamaanka Somalia, kuna boorinayaan  inay diirada saaraan  Aragtida Mideysan iyo Dib-u-heshiisiinta, gacan-siinta […]

- Advertisement -

Hadal qoraal oo ka soo baxay Midowga Europe  ayaa ugu baaqay Xildhibaanadda Barlamaanka  cusub ee dhawaan la doortay inay diiradda saaraan Hawlaha dib-u-dhiska Somalia. Iyo in laga gudbo Caqabadaha Siyaasadda iyo Ammaanka.

Midowga Europe waxay sheegeen inay soo dhaweynayaan Xildhibaanadda Labada Aqal ee Barlamaanka Somalia, kuna boorinayaan  inay diirada saaraan  Aragtida Mideysan iyo Dib-u-heshiisiinta, gacan-siinta Awoodaha, Adeegyadda iyo Ammaanka Dadka.

- Advertisement -

Waxay kaloo Midowga Europe ku booriyeen Hoggaaminta soo socota ee Siyaasadeed inay sida ugu caqligalsan u dhisaan  Hay’addaha Amniga iyo Xoojinta Aasaaska Dastuurka ee waxtar u noqon kara Mashruuca Dhismaha dalka somalia.


Qoraalka Midowga Europe, Somalia waxaa kaloo lagu xusay in loo baahan yahay Hay’addo Xooggan, Madax-bannaan ee guulaha Dimuqraadiyadda si ay xaqiiqo u noqoto, waxaana Xildhibaanadda cuusb loogu baaqay inay qaataan hawsha muhiimka ee sharafta leh.

Dhinaca kale, Qoraalka ka soo baxay Midowga Europe waxaa lagu sheegay in Doorashadda Afhayeenadda Barlamaanka Somalia tahay Tallaabo muhiim ah oo loo qaaday Xilliga Kala-guurka ee Somalia, taasi oo u horseedi doonta Somalia in la soo gunaando Nidaamkii Doorashadda Dadban ee Barlamaanka oo soo bilaabantay sannadkii 2016-kii.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Latest stories