HomeWararDEGDEG: Xildhibaanadii Galmudug oo lagu hareereeyay Hotel ay ku shirayeen Magaalada Cadaado

DEGDEG: Xildhibaanadii Galmudug oo lagu hareereeyay Hotel ay ku shirayeen Magaalada Cadaado

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararkii ugu danbeeyay ee naga soo gaaraya magaalada Cadaado ee xarunta maamulka Galmudug ayaa sheegaya in ciidamo ay hareereeyeen Hotel ay ku shirayeen. Ciidamada Nabadsugidda Galmudug ayaa la soo weriyay inay weerar ku qaadeen iskuna gadaameen Hotelka Central ee magaalada Cadaado xilli ay halkaasi ku sugnaayeen xildhibaanadii dhowaan xilka ka qaaday madaxweynaha Galmudug C/kariin Guuleed. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararkii ugu danbeeyay ee naga soo gaaraya magaalada Cadaado ee xarunta maamulka Galmudug ayaa sheegaya in ciidamo ay hareereeyeen Hotel ay ku shirayeen.

Ciidamada Nabadsugidda Galmudug ayaa la soo weriyay inay weerar ku qaadeen iskuna gadaameen Hotelka Central ee magaalada Cadaado xilli ay halkaasi ku sugnaayeen xildhibaanadii dhowaan xilka ka qaaday madaxweynaha Galmudug C/kariin Guuleed.

- Advertisement -

Xildhibaano kale ayaa loo diiday inay galaan hotelka, waxaana hotelka magaalada laga joojiyay in shirar siyaasadeed lagu qabto iyadoo la fulinayo xaaladda degdega ah ee uu soo rogay madaxweynaha Galmudug.

Xaaladda  magaalada ayaa kacsan iyadoo xildhibaanada qaarkood ay isku dayeen inay ka baxsadaan garoonka, waxaana weli taagan xaaladda kacsan.

FAAHFAAHINTA LA SOCO.

- Advertisement -

@Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts