HomeWararDEGDEG: C/weli Muudey iyo Faarax C/qaadir oo u soo baxay wareega labaad

DEGDEG: C/weli Muudey iyo Faarax C/qaadir oo u soo baxay wareega labaad

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Musharixiinta C/weli Sheekh Ibraahim Muudey iyo Faarax Sheekh C/qaadir ayaa u gudbay wareega labaad ee Doorashada Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka. Natiijada Codadka doorashada ayaa noqootay sida soo socota: C/weli Ibraahim Muudey oo helay 111 Cod halka Faarax Sheekh C/qaadir uu helay 94 cod. Waxaa kaalinta saddexaad gashay Khadiija Maxamed Diiriye oo heshay 26 […]

- Advertisement -

Musharixiinta C/weli Sheekh Ibraahim Muudey iyo Faarax Sheekh C/qaadir ayaa u gudbay wareega labaad ee Doorashada Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka.

Natiijada Codadka doorashada ayaa noqootay sida soo socota:

- Advertisement -

C/weli Ibraahim Muudey oo helay 111 Cod

halka Faarax Sheekh C/qaadir uu helay 94 cod.

Waxaa kaalinta saddexaad gashay Khadiija Maxamed Diiriye oo heshay 26 cod, halka kaalinta afraad uu galay Siciid Xuseen Ciid oo helay 17 cod, waxayna noqdeen afarta musharax ee u gudbay wareega labaad.

- Advertisement -

Waxaana la filayaa in wareega saddexaad  loo gudbo, haddii ay tanaasulaan Khadiija Maxamed Diiriye iyo Siciid Xuseen Ciid oo kaalimaha 3aad iyo 4aad galay, waxaana wareegaasi lagu kala guuleysan doonaa cod hal dheeri ah.

Natiijada ayaa si rasmi ah la filayaa inay ku dhawaaqaan guddiga Doorashada kadib marka la tiriyo codadka doorashada guddoomiye ku xigeenka labaad.

Latest stories