HomeWararNatiijada rasmiga ah ee Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya (Akhriso)

Natiijada rasmiga ah ee Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya (Akhriso)

Date:

Related stories

Arab League slams Somaliland office opening in Jerusalem

Arab League Secretary-General Ahmed Aboul Gheit has condemned the...

Commander ousted after reported refusal to deploy troops

- Somali President Hassan Sheikh Mohamud has removed the...

Pirate attacks on two commercial ships thwarted off Somalia

Armed pirates attacked two commercial vessels in separate incidents...

Race intensifies for Somalia Lower House speaker post

Competition is intensifying for the position of Speaker of...
- Advertisement -

Guddiga Doorashada Baarlamaanka Soomaaaiya ayaa ku dhawaaqay natiijada doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka ee ka dhacay magaalada Muqdisho.

Natiijada rasmiga ah ee doorashada wareegii koowaad ayaa noqotay sida  soo socota:

- Advertisement -
  1. Xildhibaan Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) oo noqday Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa helay 141 cod.
  2. C/rashiid Maxamed Xidig ayaa helay 97 cod.
  3. C/fataax Maxamed Ibraahim Geesey ayaa helay 17 cod.
  4. Idiris Cabdi Dhaqtar ayaa helay 2 cod.

Guddoomiyaha KMG ah ee Baarlamaanka Cisman Cilmi Boqorre ayaa ku dhawaaqay natiijada, waxaana uu sheegay inuu rasmi ahaan guddoomiyaha Baarlamaanka uu yahay Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan.

Wareegii koowaad ayaa lagu kala baxay iyadoo ay tani meesha ka saartay inuu musharax madaxweyne sii ahaado Shariif Xasan Sheekh Aadan oo taageerayay inuu xilkan ku soo baxo musharaxa C/rashiid Xiddig.

 

- Advertisement -

Latest stories