HomeWarar(Dhageyso):- Masuulkii xilka laga qaday oo loo magacaabay gudoomiyaha barlamanka mamulka Gobolada...

(Dhageyso):- Masuulkii xilka laga qaday oo loo magacaabay gudoomiyaha barlamanka mamulka Gobolada Dhaxe.

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Dhuuso-mareeb(Radio Dalsan):- madaxa warfaafinta maamulka Gobolada Dhaxe Muxudiin  Jakuula oo la hadlayay Radio Dalsan ayaa sheegay in ay dhacday doorashada gudoonka barlamanka iyo labadiisa kuxugeyn ee mamulka Gobolada Dhaxe ee hoostaga Ahlusuna gudoomiyaha baarlamanka ayaa waxaa loodoortay Saadaq Sheekh Yuusuf Sheekh Ibraahim kaas oo saacado ka hor xilka madaxweyne kuxugeynka laga qaaday Halkan Hoose Ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dhuuso-mareeb(Radio Dalsan):- madaxa warfaafinta maamulka Gobolada Dhaxe Muxudiin  Jakuula oo la hadlayay Radio Dalsan ayaa sheegay in ay dhacday doorashada gudoonka barlamanka iyo labadiisa kuxugeyn ee mamulka Gobolada Dhaxe ee hoostaga Ahlusuna

gudoomiyaha baarlamanka ayaa waxaa loodoortay Saadaq Sheekh Yuusuf Sheekh Ibraahim kaas oo saacado ka hor xilka madaxweyne kuxugeynka laga qaaday

- Advertisement -

Halkan Hoose Ka Dhageyso Codka Jakuula

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts