HomeWararQaar ka mid ah Qaxootiga Syria iyo kuwa Iraq ee ku sugan...

Qaar ka mid ah Qaxootiga Syria iyo kuwa Iraq ee ku sugan gudaha Turkiga oo la siinayo Dhalashadda dalkaasi.

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Madaxweyne Rajab Dayib Erdogan ayaa hadalkaasi ku sheegay Khudbad uu ka jeediyey Telefishinka, wuxuuna xusay in Qaxootiga ku gudba Nidaamka Baatritaanka loo ballan qaadayo Dhalashadda Turkishka. Waxa uu intaasi ku daray inay Hay’adaha Ammaanka baaritaano ku samayn doonaan Malaayiinta qof ee ka soo cararay dagaalladda ka socda dalalkooda hooyo, si loo eego haddii ay u […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne Rajab Dayib Erdogan ayaa hadalkaasi ku sheegay Khudbad uu ka jeediyey Telefishinka, wuxuuna xusay in Qaxootiga ku gudba Nidaamka Baatritaanka loo ballan qaadayo Dhalashadda Turkishka.

Waxa uu intaasi ku daray inay Hay’adaha Ammaanka baaritaano ku samayn doonaan Malaayiinta qof ee ka soo cararay dagaalladda ka socda dalalkooda hooyo, si loo eego haddii ay u qalmaan inay noqdaan Muwaadiniin Turkish ah.

- Advertisement -

Ma sheegin tirada Qaxotiga la siinayo Dhalashadda, wuxuuse carrabka ku dhuftay inay jiraan Qaxooti Xirfadlayaal leh oo u baahan in sharci looga dhigo shaqadooda.

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts