HomeWararDhageyso:Nidaamka federaalisamka oo la sheegay in uu Somalida ka dhex abuuray Colaad...

Dhageyso:Nidaamka federaalisamka oo la sheegay in uu Somalida ka dhex abuuray Colaad hor leh.

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Prof Maxamed Axmed oo ka faalooda arimaha siyaasada ayaa xili uu ka qeyb galayay barnaamijka Dooda Dalsan ee jimcihii ka baxa Redio Dalsan waxa uu sheegay in nidaamka Federaalisamka uu u arko mid kala qeebinaya Somalia. Profesorka ayaa soo hadal qaaday Colaadii Gaalkacyo oo uu sheegay in ay taa ka dhalatay nidaamaka federaaliska. Waxaa uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Prof Maxamed Axmed oo ka faalooda arimaha siyaasada ayaa xili uu ka qeyb galayay barnaamijka Dooda Dalsan ee jimcihii ka baxa Redio Dalsan waxa uu sheegay in nidaamka Federaalisamka uu u arko mid kala qeebinaya Somalia.

Profesorka ayaa soo hadal qaaday Colaadii Gaalkacyo oo uu sheegay in ay taa ka dhalatay nidaamaka federaaliska.

- Advertisement -

Waxaa uu tilmaamay in loo baahan yahay in dadka la baro federaalka Somalia ay qaadatay lagana fogaado dhibaato uu sababao hanaankaas.

Halkan ka dhagesyo Prof Maxamed Axmed:

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts