HomeWarar{Dhageyso}:- Nin reer miiyi ah oo tooreey ku dilay nin kale oo...

{Dhageyso}:- Nin reer miiyi ah oo tooreey ku dilay nin kale oo oo ku sugnaa ceel ku yaal deegaanka Beero xaadle ee gobalka Galgaduud.

Date:

Related stories

Duq magaalo oo Mexico ah oo “guursaday” yaxaas si loo raadiyo barwaaqo

Duqa magaalada San Pedro Huamelula ee Mexico ayaa ka qeybgalay xaflad dhaqameed uu “ku guursaday” yaxaas loo labisay sida aroosad, iyadoo dadka deegaanka ay rumeysan yihiin in munaasabaddan ay keento barwaaqo, roob iyo wax-soo-saar wanaagsan.

Haweeney Ruush ah oo 27 jeer uur qaaday, 69 carruur ah dhashay

Valentina Vassilyeva ayaa taariikhda lagu xusay inay 27 jeer uur qaadday, iyadoo dhashay 69 carruur ah, oo ay ku jiraan 16 laban-laab, 7 saddex-laab iyo 4 afar-laab.

The Economist oo Daaha Ka Rogtay Isbeddelka Amniga Caasimadda Soomaaliya

Warbixin cusub oo The Economist soo saartay ayaa tilmaamaysa hoos u dhac weyn oo ku yimid weerarrada Al-Shabaab ee Muqdisho, iyadoo weerarradii la diiwaangeliyay ay hoos uga dhaceen 144 ilaa 5.

Macallin Texas ah oo ooyay ka dib markii ardayda sare ay wax qori wayeen

Macallin ka tirsan dugsi sare oo Texas ah ayaa ilmeynaya kadib markii uu ka hadlay arday 17 iyo 18 jir ah oo weli la tacaalaya xirfadaha aasaasiga ah ee akhriska iyo qorista.

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Wararka naga soo gaaraya  deegaanka Beero Xadle ee gobalka Galgaduud ayaa sheegay in Nin reer  miiya u tooreey ku dilay Nin kale oo ay ku wada sugnayeen Ceel ay Xoolo ka shubanayeen. Ninka ayaa u dhintay Toreyda lagu dhuftay waxaana hada deegaanka ka tagan xiisad coladeed oo u dhaxeysa laba beel ee Ninka la dilay […]

- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya  deegaanka Beero Xadle ee gobalka Galgaduud ayaa sheegay in Nin reer  miiya u tooreey ku dilay Nin kale oo ay ku wada sugnayeen Ceel ay Xoolo ka shubanayeen.

Ninka ayaa u dhintay Toreyda lagu dhuftay waxaana hada deegaanka ka tagan xiisad coladeed oo u dhaxeysa laba beel ee Ninka la dilay iyo kan gacan ku dhiiglaha ah.

- Advertisement -

Halka Ka Dhageyso Codka.

War axmed maxamed jaamac galgaduud

Latest stories