HomeWarar(Dhegeyso): Maamulka Sh/hoose oo faahfaahiyey sababta ka dambeysa jid-gooyooyinka yaala Afgooye ilaa...

(Dhegeyso): Maamulka Sh/hoose oo faahfaahiyey sababta ka dambeysa jid-gooyooyinka yaala Afgooye ilaa Wanle-weyn.

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Maamulka gobalka Sh/hoose ayaa sheegay in Isbaarooyinka yaala inta u dhaxeysa degmada Afgooye iyo Wanlaweyn ee isla gobalka Sh/hoose u sabab u tahay is faham waa’ dhex maray Gaadiidleyda iyo ciidamada Milateriga. Dhinaca kalena waxa uu caddeeyay in ciidamada Jid-gooyooyinka dhiganaya aanay qaadanin wax musharaad ah, taasina ay ku kaliftay in Gaadiidka ay lacagaha ka […]

- Advertisement -

Maamulka gobalka Sh/hoose ayaa sheegay in Isbaarooyinka yaala inta u dhaxeysa degmada Afgooye iyo Wanlaweyn ee isla gobalka Sh/hoose u sabab u tahay is faham waa’ dhex maray Gaadiidleyda iyo ciidamada Milateriga.

Dhinaca kalena waxa uu caddeeyay in ciidamada Jid-gooyooyinka dhiganaya aanay qaadanin wax musharaad ah, taasina ay ku kaliftay in Gaadiidka ay lacagaha ka qaataan.

- Advertisement -

Halkaan Hoose Ka Dhageyso Codka.

 

Latest stories