HomeWararMaraykanka oo ku baaqay in la dedejiyo Doorashadda Afhayeenadda Barlamaanka Federalka Somalia.

Maraykanka oo ku baaqay in la dedejiyo Doorashadda Afhayeenadda Barlamaanka Federalka Somalia.

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Afhayenka Waaxda Arrimaha Dibedda Maraykanka, John Kirby ayaa sheegay inay Dowladda Maraykanka ka walaacsan tahay wararka sheegayo inay cabsi-gelin, musuq  iyo qaladaad kale horey u haraysay Nidaamka Doorashadda Somalia.

War-saxaafadeed uu soo saaray ayuu ku sheegay in loo baahan yahay in mudnaanta la siiyo Jadwalka Waqtiyeysan ee la qaban doono Afhayeenadda Labada Aqal ee Barlamaanka Federalka Somalia, wuxuuna ku baaqay in la hubiyo Kalsoonida iyo Dhaqaajinta Dhismaha Ajendaha Qaranka Somalia.

- Advertisement -

Afhayeenka Waaxda Arrimaha Dibedda Maraykanka waxa kale oo uu ugu baaqay Madasha Hoggaaminta Qaranka ee NLF inay xushmeeyaan dadaalka Guddiyadda Doorashadda si loo qabto Doorasho Hufan iyo in la buuxiyo Kuraasta ka harsan Barlamaanka iyo in la hubiyo Kuraasta loo qoondeeyey Haweeenka.

©Radio Dalsan

Latest stories