HomeWararFaahfaahin: Magacyadda Dhallinyaro Soomaali oo lagu xiray W/bari Kenya.

Faahfaahin: Magacyadda Dhallinyaro Soomaali oo lagu xiray W/bari Kenya.

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Dhallinyaradaasi oo tiradooda dhan tahay 8 qof ayaa la soo taagay Maxkamad ku taalla Garissa, iyagoo lagu eedeeyey inay si sharci-darro ah ku soo galay dalka Kenya. Dhallinyaradaasi oo la rumeysan yahay inay ka kala yimaadeen magaallooyinka Muqdisho iyo Hargeysa ayaa waxaa maalintii Axadda ee la soo dhaafay lagu qabtay Deegaanka Kaboobey ee Garissa, xilli […]

- Advertisement -

Dhallinyaradaasi oo tiradooda dhan tahay 8 qof ayaa la soo taagay Maxkamad ku taalla Garissa, iyagoo lagu eedeeyey inay si sharci-darro ah ku soo galay dalka Kenya.

Dhallinyaradaasi oo la rumeysan yahay inay ka kala yimaadeen magaallooyinka Muqdisho iyo Hargeysa ayaa waxaa maalintii Axadda ee la soo dhaafay lagu qabtay Deegaanka Kaboobey ee Garissa, xilli ay doonayeen inay u sii safraan magaalladda Nairobi.

- Advertisement -

Dadkaasi ayaa la soo qabtay, kadib, markii Boliska loo soo far-muuqay Dhallinyaradaasi

Dhinaca kale, Magacyadda Muwaadiniinta Soomaalida ee lagu qabtay Garissa ayaa kala ah: Xasan Khaliif, Jaamac Kayse, Cabdi Siyaad, Mubaarak Cabdi, Cusmaan Axmed, C/xakiim Nuur, Maxamed Cabdi iyo Nuura Yuusuf iyo gabadheeda yar oo hal sanno jir ah.

Waxaa kaloo la qabtay 5 qof oo aan weli qaan-gaarin, kuwaasi oo da’doodu u dhexeyso 12 iyo 17 sanno jir, kuwaasi loo gudbiyey Isbitaalka, si loo soo hubiyo da’da ay kala sheegteen.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

 

Latest stories