HomeWararMadixii Guddiga Doorashadda ee dalka Gambia oo baxsaday.

Madixii Guddiga Doorashadda ee dalka Gambia oo baxsaday.

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Ninkaasi oo lagu magacaabo Caliyu Momar Najay ayaa la sheegay inuu baxsaday, kadib, markii loogu hanjabay go’aankii uu ku caddeeyey Doorashadii Madaxtinimadda ee looga guuleystay Madaxweyne Yaxye Jaamac oo 22-sanno ka talinayey dalkaasi. Mid ka mid ah Qoyska Guddoomiyaha Doorashadda ee baxsaday ayaa xaqiijiyey inuu u dhoofay dal kale oo aan la magacaabin. Baxsadkiisa ayaa […]

- Advertisement -

Ninkaasi oo lagu magacaabo Caliyu Momar Najay ayaa la sheegay inuu baxsaday, kadib, markii loogu hanjabay go’aankii uu ku caddeeyey Doorashadii Madaxtinimadda ee looga guuleystay Madaxweyne Yaxye Jaamac oo 22-sanno ka talinayey dalkaasi.

Mid ka mid ah Qoyska Guddoomiyaha Doorashadda ee baxsaday ayaa xaqiijiyey inuu u dhoofay dal kale oo aan la magacaabin.

- Advertisement -

Baxsadkiisa ayaa timid wax ka yar 2 isbuuc ka hor marka la filayo in Madaxweynaha cusub ee dalkaasi, Aadama Barow loo dhaariyo xilka Madaxtinimadda, inkastoo Madaxweynihii hore, Yaxya Jaamac diidan yahay in looga guuleystay Doorashadii dhacday bishii December 1-dii ee sannadkii hore.

©Radio Dalsan

Latest stories