HomeWarar4 qof oo ku dhaawacantay Gaari ku qarxay Xarunta UNDP ee magaalada...

4 qof oo ku dhaawacantay Gaari ku qarxay Xarunta UNDP ee magaalada Muqdisho.

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Gaari Toyota Hilux (Qooqan) ayaa la sheegay inuu ku qarxay  gudaha xarunta UNDP ee magaalada Muqdisho. 4 ka tirsan Shaqaalaha Hay’adda UNDP ayaa la sheegay inay ku dhaawacmeen Qaraxaasi.   Dhinaca kale, Hay’adda NISA ayaa su’aalo weydiinayso dhowr qof oo looga shakisan yahay Qaraxaasi. Saraakiisha UNDP kama hadlin arrintaasi, balse Warbaahinta Xarakadda Alshabaab ayaa sheegtay […]

- Advertisement -

Gaari Toyota Hilux (Qooqan) ayaa la sheegay inuu ku qarxay  gudaha xarunta UNDP ee magaalada Muqdisho.

4 ka tirsan Shaqaalaha Hay’adda UNDP ayaa la sheegay inay ku dhaawacmeen Qaraxaasi.

- Advertisement -

 

Dhinaca kale, Hay’adda NISA ayaa su’aalo weydiinayso dhowr qof oo looga shakisan yahay Qaraxaasi.

Saraakiisha UNDP kama hadlin arrintaasi, balse Warbaahinta Xarakadda Alshabaab ayaa sheegtay inay Alshabaab ka dambeeyeen Qaraxaasi.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Latest stories