HomeWararUgu yaraan 60-maxbuus oo qaarkood surka laga jaray, kuwana lagu gubay Xabsi...

Ugu yaraan 60-maxbuus oo qaarkood surka laga jaray, kuwana lagu gubay Xabsi ku yaalla dalka Brazil.

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Gadood ka dhacay Xabsiga Anisio Jobim oo  ku yaalla Degmadda Manaus ee Gobalka Amazonas ee dalkaasi ayaa waxa uu sababay inay Maxaabiista is-dilaan, isla markaana ay afduubtaan 12 ka mid ah Ilaaladda Xabsiga. Kooxo Gangestaro oo ku xirnaa Xabsiga ayaa la sheegay inuu iska horimaadku dhex maray, kuwaasi oo isku qabtay cidda hoggaaminaysa Nidaamka Maxaabiista […]

- Advertisement -

Gadood ka dhacay Xabsiga Anisio Jobim oo  ku yaalla Degmadda Manaus ee Gobalka Amazonas ee dalkaasi ayaa waxa uu sababay inay Maxaabiista is-dilaan, isla markaana ay afduubtaan 12 ka mid ah Ilaaladda Xabsiga.

Kooxo Gangestaro oo ku xirnaa Xabsiga ayaa la sheegay inuu iska horimaadku dhex maray, kuwaasi oo isku qabtay cidda hoggaaminaysa Nidaamka Maxaabiista ku xiran Xabsigaasi.

- Advertisement -

Kooxahaasi ayaa la sheegay inay isku adeegsadeen rasaas iyo biro, waxaana la dilay ugu yaraan 60 Maxbuus, oo qaarkooda surka laga jaray, kuna la gubay.

Rabshadahaasi oo socday muddo 17-saacadood ayaan la ogeyn tirada Maxaabiista ka baxsatay Xabsigaasi oo ay ku xiran yihiin 2,230 Maxbuus.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

 

Latest stories