HomeWararTahriibayaal ay Soomaali ku jiraan oo laga soo badbaadiyey Xeebaha Libya.

Tahriibayaal ay Soomaali ku jiraan oo laga soo badbaadiyey Xeebaha Libya.

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Sida lagu soo daabacay Wargeyska Libya Prospect, Ku-dhawaad 900 Tahriibayaal ayaa laga soo badbaadiyey meel ka baxsan Xeebaha dalka Libya. Ciiddanka Ilaaladda Xeebaha ee dalkaasi ayaa sheegay in inta badan Tahriibayaashaasi laga soo badbaadiyey labo dooni oo alwaax ah oo ku sii jeeday Xeebaha dalka Talyaaniga. Tahriibayaasha la soo badbaadiyey ayaa la sheegay inay ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Sida lagu soo daabacay Wargeyska Libya Prospect, Ku-dhawaad 900 Tahriibayaal ayaa laga soo badbaadiyey meel ka baxsan Xeebaha dalka Libya.

Ciiddanka Ilaaladda Xeebaha ee dalkaasi ayaa sheegay in inta badan Tahriibayaashaasi laga soo badbaadiyey labo dooni oo alwaax ah oo ku sii jeeday Xeebaha dalka Talyaaniga.

- Advertisement -

Tahriibayaasha la soo badbaadiyey ayaa la sheegay inay ka soo kala jeedaan dalalka Somalia, Eritrea, Syria, Pakistan iyo Bangaladesh.

Sidoo kale, Hay’adda Bisha Cas ee Libya ayaa sheegtay inay soo heleen maydadka 11-Tahriibayaal ah oo ku soo caariyey  Xeebta Hay Al-andulus oo 15 KM dhanka Waqooyi kaga toosan Caasimadda dalkaasi ee  Tripoli.

Dhinaca kale, Wasaaradda Arrimaha Gudaha Talyaaniga ayaa sheegtay inay sannadkii 2016-kii soo gaareen Tahriibayaal ay tiradoodu dhan tahay 180,300 oo qof.

- Advertisement -

QM ayaa iyadana soo werisay inay 6,000 oo Tahriibayaal ah naftooda ku waayeen badda Mediterranean-ka ee u dhexeysa Xeebaha Libya iyo Talyaaniga.

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.